26.5 C
Somalia
Thursday, September 19, 2024

Buy now

spot_img

Ogow Qofka Sidda Hoose Kuu Jecel(Cilmi-Nafsi)

 

Waxaa Jirta Xaqiiqa In Moduuc Yadda Jaceylka Yihiin Kuwa Ugu Baddan Dhalin Yarta Soomaalidda Falan Qayso Sidaa Oo Ay Tahay Jaceylku Waa Mid Ka Mid Ah Waxyaabaha Aynan Xog Badan Ka Hayn Ama Aynu Niraahno Waxyaabaha Ugu Badan Ee La Qallad Fahmay Sidee Ayuu U Dhacaa Marxalladahee Ayuu Maraa Ma La Ilaawi Karaa Qofkaad Jeceshahay Qof Kale Si Ku Tallagal Ah Jacayl Ma Igu Beeri Kartaa Iyo Millyan Su’aallood Oo Kale Ayay Dadku Is Waydiiyaan, Jawaab Ku Fillan Aanan Helin Ama Heli Jirin Wakhtiyadii Horre Daraasaddaha Iyo Baaritaannadda Sii Kobcaya Waayahaan Danbe Waa Cilmi-Nafsiga Wuxuu Si Guud U Sharraxay Jaceylka  Iyo Xaalladaha Ku Godaaban Waxaana Jirra Boqolaal Buug Oo Laga Qorray Faham Iyo Xidhiidhadda Jacaylka, Haddii Aan Markaan Ka Hadlo Mowduucennan Waxaan Ka Hadli Doonaa Qayb Ka Mid Ah Badwayntaas Jacaylka Oo Ah Xaalladaha Aad Ku Ogaan Karto Qofka Ku Jecel Isagoon Kuu Sheegin, Waxaa Jirra Calaamaddo Badan Aad Ku Dareemi Karto Qofka Sidda Hoose Kuu Jecel Haddise Aynu Kuwa Ugu Mudan Waxaa Ka Mid Ah:

1: Wuxuu Kuu Eegaa Si Qotto Dheer: Marka Aad Wadda Joogtaan Qofka Kuu Eegaa Si Aan Dabiici Ahayn Inta Baddan Indhaha Kugu Haya Adigoo Meel Kale Ku Jeeda Haddana Ku Eega Marka Indhihiinu Isku Dhacaana Meel Kale U Leexiya Ogow Inuu Yahay Qof Si Hoose Dareen Kugu Haya, Callaamadani Waxay U Baahan Tahay Ka Fiirsasho Dheer Hal Mar Oo Qofka Ku Soo Eegay Kama Dhigna Inuu Ku Jecelahey Waxay Ubaahan Tahay Inay Xaalladani Soo Noqnoqoto Marar Badan.

2:Wuxuu Aad Uga Soo Muuqanayaa Noloshaadda:

Waxaad Arkaysaa Markasta Isaga Oo Joogo Goobaha Aad Joogto Wuxuu Fariimo Kala Duwan Kaaga Soo Dirayaa Baraha Bulshadda Wuxuu Inta Badan Like Iyo Love Saaraya Sawiradaada Aad Soo Dhigto Xitaa Kuwa Aan Sidaa U Sii Qurux Badnayn  Wuxuu Isku Dayaa Haddii Aad Wax Ugu Baahato Inuu Kuu Keeno Waxaas Haddii Uu San Awoodin Oo Ay Dhib Ku Tahay.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles