๐…๐€๐€’๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐‚๐ˆ๐‹๐Œ๐ˆ๐˜๐„๐ƒ ๐„๐„ ๐’๐€๐‹๐€๐€๐ƒ๐ƒ๐€


May be an image of 1 person

Doodo cilmiyedka casriga ayaa daaha ka qaday in salaadu door muhiima ku ledahay taageerida wareegga dhiigga sababtoo ah sujuudu waxay caawisaa in ay wareegaan dhiig badan oo ka yimaada unugyada midige wadnaha una gudba sambabada iyo unugyada bidix ila maskaxda iyo muruqyada wadnaha iyado lo marayo xididada inta lagu jiro sujuda wadnuhu wuxu ka hela nafis shaqadiisa si la mid ah qofku wuxu u soo dego meelaha hoose sido kale wuxu hubinaya socod ka dhiige sambabada qofku ma gaadho nafiskas iyo fudaydan ahayn sujuuda sababto ah xubnaha hoose kuyaal meelka hooseysa heerka wadnaha sida kelyaha ugxanyara xiniinya beerka xiidmaha iyo kuwa kale waxayka sareyan wadnaha xalada sujuda booskani wuxu caawiyaa inuu faaruqiyo dhiiga wasakhaysan ee kaarboonka oksijiinta ku hadha iyaga ilaa unuga midige sare wadnaha xaalada sujuuda cadaadiska hawade vacuum wuxuu dhacaa sababtoo ah dhiiga waxalaga so qaadaa lugaha iyo adimada hoose ee kale oo u socda wadnaha guud ahaan salaadda oo ay ka mid yihiin sujuda jilba joogsiga iyo fadhiga waxa ay door muhiima ka ciyarta wareega dhiigee ka yimaada wadnaha iyo dhaman xubnaha jidhka

Midka mid ah sababa ugu muhiimsane cudurka loo yaqaan xididdada (varicose) joogitaan ka joogtada ah ee xididada iyada oo aan kor u kicin taas oo keenta in dheellitirka dhiigga ee xididku lumo marka la fadhiisto inta u dhaxaysa labada sujudod taso ah murqaha lugaha aya cidhiidhi ah lugta iyo bowdada marka ay hoos u dhacdo cadaadiska iyo cidhiidhiga dhiigga ku haray luga koru kaca wadna inta lagu jiro wakhtiyada kale ma jiraan wax sababo u kaca wadnaha kalmada fadhiga u dhexeeya labada sujuuddood waxay u dhaqman sida wadnaha labaade wareega dhiiga iyo mudada gaabane fadhiga marka lagaso kaco sujuda sidokale gaadha hadafkan qofka tukada
Dhaqdhaqaaqa murqaha inta lagu jiro socodka orodka iyo dhaqdhaqaqyada kale ee jirka waxay abuuraan cadaadis taageeraya kor u kaca dhiiga ee dhinaca sare waxayna caawiyan dheecanka limfiga inu mar kale kuso laabto wadnaha inta lagu jiro dhaqdhaqaqa jirka ma aha mid aad u daran marka loo eego waxa dhacaya marka la fadhiisto inta udhaxaysa labada sujudod marka la eego sifadaas fadhiga salaada waxaa loogu yeeri karaa sida wadnaha sare ee dibada iyo dhaman hawlaha salaade taagan rukuucsan sujuuda iyo fadhigu waxay door muhiim ah ka ciyaaraan wareegga dhiigga waxayna siiyaan wadnuhu xaalad raaxo leh oo la mid ah xaalada tareenka oo leh matoor dheeri ah oo ku dhegan dhabarka si uu u fududeeyo shaqadiisa ugana saaro dhibaatooyinka si ay u gaarsiiyaan dhiig ay ku jiraan cunto iyo hawo wadnaha ka yimaado la garsiiyo dhaman xubna jirka waxayna si wadajira utaageeran dib uso celinta dhiiga wasakhaysan ee carbon dioxide ee wadnaha iyo sambabada
Waxa halkan soo jiidanaya waxa aynu ku aragno tartamada kubbada cagta waxa ay ciyaartoygu sameeyan markay gool dhaliyan amay ka niyad jabaan inay kubadu goolka ka fogaato ama ay dhulka ku dhacaan iyago sujuudsan sida qofka tukanaya waxa uu ku sujuudayaa dhulka si uu laabta uga saaro dhibka iyo werwerka sababto ah “Sujuuddu” waxay ka saartaa cadaadiska quluubtoda foosha xun markaas oo ay xoojiso qulqulka dhiigga ku jira ogsijiinta ee maskaxda iyo sambabada markaa waxaan aragnaa iyaga oo ka soo kacaya dhulka dhowr daqiiqo ka dib maxa yeelay haday xaaladan mudo ku sii jiraan qulubtodu way raaxaysanaysa jidhkoduna wuu raaxaysanaya haddii aysan ka kicin inay jiifaan dhakhatiirtu waxay siinayan tuuboyin ogsijiinta si ay uso celiyaan awoododa xilligan oo noloshu dhammaanteed noqotay tartan iyo tartamo qof kasta waxa ku waajib ah inu sujuudo xilligeedi
๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต (ุณูุจู’ุญุงู†ูŽู‡ ูˆุชุนุงู„ู‰) ๐–๐š๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐˜๐ข๐๐ก๐ข :-
๏ทฝ { ููŽุฅูุฐูŽุง ู‚ูŽุถูŽูŠู’ุชูู…ู ุงู„ุตู‘ูŽู„ูŽุงุฉูŽ ููŽุงุฐู’ูƒูุฑููˆุง ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ู‚ููŠูŽุงู…ู‹ุง ูˆูŽู‚ูุนููˆุฏู‹ุง ูˆูŽุนูŽู„ูŽู‰ ุฌูู†ููˆุจููƒูู…ู’ ููŽุฅูุฐูŽุง ุงุทู’ู…ูŽุฃู’ู†ูŽู†ุชูู…ู’ ููŽุฃูŽู‚ููŠู…ููˆุง ุงู„ุตู‘ูŽู„ูŽุงุฉูŽ ุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ุตู‘ูŽู„ูŽุงุฉูŽ ูƒูŽุงู†ูŽุชู’ ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู’ู…ูุคู’ู…ูู†ููŠู†ูŽ ูƒูุชูŽุงุจู‹ุง ู…ู‘ูŽูˆู’ู‚ููˆุชู‹ุง } [ ุณูˆุฑุฉ ุงู„ู†ุณุงุก ุขูŠุฉ ุฑู‚ู… 103 ]
Hadaad tukato xuska Alle ku waari xaalad kasta oo aad ku sugan tahay hadii cabsidu kaa baxdo oo dhan salaadda oo dhan hana ka tagin maadama ay waajib ku tahay xilliyada qaarkod
Mana jiro midka mida culimada cilmiga noolaha iyo khubarada caafimaadke casriga ahi waxay inkiran doorka salaadu ka ciyarto kicinta warege hab-socodka wareega dhiiga yaraynta shaqada culayska lee wadnaha iyo dib-u-cusbonaysiinta maskaxda sambabada iyo shanta dareenka
Waa sunada nebiga (scw) in uu gacmihiisu mar ku sujuudsan yahay dhinaca laabta ilaa uu ka arkayo cadadka kilkiladiisa marka uu sidaas u kala bixiyo laabta way fidaysaa sambabkuna way balaadha hawo badana way ku jirtaa iyaga xaaladdan oo kale iyada oo la abuurayo vacuum wadnaha dhiigga wasakhaysan ayaa si fudud ugu qulqulaya wadnaha isagoo ka soo jeeda gacmaha caloosha iyo xubnaha kale ee ka soo baxa miskaha dhiigo si la yaab le loo sifeeyo si degdego aad u weyn marka aan gacmaha kor u qaadno garbaha bilowga salaadda iyo marka la rukuuce ka kaca laabta ayaa sii korodha xadiga hawade sambabada ayaa kordho lagu sifeeyay qadar aad ubadan mudo gaban gudahed xalada sujuda diaphragmka udhexeya laabtiyo calosha ayaa u muuqda foosha iyo baladhinta cadadis ka beerka caloosha iyo xubnaha kalee gudaha
Ugu dambayntii shaki kuma jiro in faa’iidooyinka dhaqdhaqaaqyada salaadda sida sujuudda jilba jogsiga iyo fadhiga in intoda badan laga fahmay xisaabadka qaarkod laakiin kuma habona dadka oo dhan maadaamay waqti badan qaadato ama u bahantay culays jidheedo weyn xaga salaada aad bay ugu faa’iidaysanaysa dhaman noocyada dadka haday yihiin dhallinyaro waayeel iyo kuwa wadno xanuunka lihiba haduu alle idmo

๐…๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก: ๐’˜๐’Š๐’™๐’Š๐’Š ๐’‚๐’‚๐’ ๐’”๐’‚๐’™๐’‚๐’š ๐‘ฐ๐’๐’‚๐’‚๐’‰๐’‚๐’š ๐’™๐’‚๐’ˆ๐’Š๐’Š๐’”๐’‚๐’š ๐’Œ๐’‚ ๐’”๐’–๐’ˆ๐’๐’‚๐’‚๐’•๐’‚๐’š ๐’˜๐’Š๐’™๐’Š๐’Š ๐’‚๐’‚๐’ ๐’’๐’‚๐’๐’…๐’‚๐’š๐’๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’‚๐’’๐’๐’๐’๐’…๐’‚๐’“๐’“๐’ โœ๐‘พ๐’‚๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’๐’‚๐’ ๐’Œ๐’Š๐’Š๐’ Maxamed Kaafi ๐’๐’ ๐’…๐’–๐’„๐’ ๐’Š๐’…๐’Š๐’ ๐’Œ๐’‚ ๐’“๐’‚๐’‹๐’‚๐’š๐’๐’‚๐’š๐’‚ ๐‘จ๐’๐’๐’† ๐’™๐’‚๐’’๐’‚ ๐’‰๐’‚ ๐’Š๐’๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’‡๐’‚๐’‹๐’Š๐’š๐’ ๐’…๐’‰๐’‚๐’Ž๐’‚๐’๐’•๐’†๐’๐Ÿคฒ

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DHACDOOYIN
SII AKHRISO..