๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
Aug 30, 2025 -
xaqiiqoyin la xidhiidha habraaca duulimaadka shimbiraha taasoo inoo iftiiminaysa aaladaha iyo nidaamyadu Alle u abuuray jidhka shimbira
๐ ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฒ ๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต (ุณูุจูุญุงููู ูุชุนุงูู) ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐ข๐๐ก๐ข :-
ุฃูููู
ู ููุฑูููุง ุฅูููู ุงูุทููููุฑู ู
ูุณูุฎููุฑูุงุชู ููู ุฌูุฑูู ุงูุณููู
ูุงุกู ู
ูุง ููู
ูุณูููููููู ุฅููููุง ุงูููููู ุฅูููู ููู ุฐููููู ููุขููุงุชู ูููููููู
ู ููุคูู
ูููููู [ ุณูุฑุฉ ุงููุญู ุงูุขูุฉ79]
Miyeyna arkayn shinbiraha oo loogu sakhiray hawada sare Eebbe mooyee taasina calaamo yaa ugu sugan ciddii rumayn
Aayadan waxay ino tilmaamaysa dhamaystirka awoodda Eebbe iyo xikmaddiisa ku aaddan abuuridda makhluuqa wuxuu abuuray shimbirka wuxuuna ugu deeqay mishiin ay ku duusho una yeelay laba baal oo uu u kala qaaday oo uu ku qancay si uu uga gudbo iska caabinta hawada iyo cuf-is-jiidadka ugana soocay kuwa kale jidhkiisa qaabkiisa iyo miisaankiisa si uu uga faaโiidaysto waxa Eebbe u sakhiray dabeecada jawiga way fududahay in uu dhex galo hawada
๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต (ุณูุจูุญุงููู ูุชุนุงูู) ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐ข๐๐ก๐ข :-
{ ุฃูููููู
ู ููุฑูููุง ุฅูููู ุงูุทููููุฑู ููููููููู
ู ุตูุงูููุงุชู ููููููุจูุถููู ู
ูุง ููู
ูุณูููููููู ุฅููููุง ุงูุฑููุญูู
ููู ุฅูููููู ุจูููููู ุดูููุกู ุจูุตููุฑู } [ุณูุฑุฉ ุงูู
ูู ุงูุขูุฉ 19]
Miyayna arag shimbiraha korkoda ah oo safan oo waxay qabtan waxay qabtan Eebaha raxman ah mooyee Eebana wax walba waa arkaa
Waxaynu halkan ka helaynaa tusaale ka mid ah haybada iyo sharaxaada faneed ee ugu saraysa ee aynu ku fakarno abuurista shinbira oo aynu u derso si aynu uga faaโiidaysano oo aynu uga dhaadhacno abuuraha iyo maamulaha koonka waxa uu ina farayaa in aynu u fakarno oo aynu ka fiirsano oo aynu u fiirsanayno shimbiraha ku jira jawiga samada waxa aanu arkaynaa iyaga oo baalashooda fidinaya mararka qaarkoodna waxa aanu aragnaa iyaga oo raxanraxan ah
Waxaadna ogaata in duulista hawadu ay la mid tahay dabaasha biyaha isla markaana mabdaโa asaaska u ah dabaasha uu yahay fidinta gacma iyo addimada ๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต (ุณูุจูุญุงููู ูุชุนุงูู) ๐๐๐ฑ๐ฎ ๐๐ข๐๐ก๐ข :-
(ุตุงูุงุช ููููููุจูุถููู)way toosiyaan oo wa isqabsadaan
wuxuu ku baray hab-dhaqanka u kordhiyaan oo ku qaatan si ay uga faaโiidaystaan oo aynu ku xidhno sababtiyo saamaynta Alle wuxu yidhi:-
(ู
ูุง ููู
ูุณูููููููู ุฅููููุง ุงูุฑููุญูู
ููู)ู(ู
ูุณูุฎููุฑูุงุชู ููู ุฌูููู ุงูุณููู
ูุงุกู)
( Ma jirto cid celinaysa Eebaha Raxmaan ah mooyee ) Iyo ( loogu sakhiray jawiga samada )
Rabbi wuxuu ka ilaaliyaa shimbiraha inay ku soo dhacaan dhulka iyado dabeecada jirku u baahan tahay in lagu so jiito iyaga oo ku dhex jira habka injineernimada ee dabeecada jawiga iyo hoos-u-dhigidu iyaga ku leeyay iyo sido kale qaababka iyo sifooyinku leeyo lagu shubo oo ku dhiiri geliyo dhaqdhaqaqyo ka hortagaya inay dhacan
Sidee shimbirta hawada u qaadaa?
Shimbirku si uu awood ugu yeesho in uu duulo waa inuu ka adkaadaa cufis-jiidka dhulka oo uu gaaro curiye muhiima kuwaaso ay ka mid yihiin miisaanka fudud ka shaqeynta kordhinta xoogga iyo dardargelinta iyo kordhinta duulimaadkeeda sido kale waxay u baahan tahay joogitanka laba baal si ay u taageerano kor ugu qaadan hawada
Qaabka shimbiraha:
Qaabka haadda ee la jaanqaadaya kaas oo lagu go’aamiyo qalfoofka aya door gaar ah ka ciyaara gelitaanka hawada iyado ay ugu yar tahay iska caabbinta ugu yar ee suurtogalka ah baalasha waxay ka qaybqaataan heer aad u weyn si ay u kordhiyaan dusha shimbirta baalashuna waxay leeyihiin qaab toosan oo iskutalab ah cadaadis ka weyn baalka ka hooseya taaso horseedaysa in shimbirta kor lo riixo maadama duulimadyadu u baahan yihiin jidh isku xidhan lafaha ayaa si buuxda oo adag isugu xidhan siba laf dhabarta
Miisaanka fudud
Tani wa sifo muhiimo lagu gaaro shimbiraha iyado loo marayo astaamo dhowri ay ku jiraan

Joogitaanka baalasha taas oo yaraynaysa miisaanka gaarka ah ee shimbiraha waxaa lagu gartaa miisaankooda fudud xooga iyo dabac sanaanta waxayna awoodaan inay ku dhuftaan hawada si waxtar leh ka firdhiyey

Qalfoofka lafaha waxa lagu gartaa miisaan kooda fudud gaar ahaan shimbiraha waaweyn tani waa arrin muhiim ah oo lagama maarmaan ah si loo yareeyo miisaanka gaarka ah sidaas awgeedna lafaha dhaadheer ayaa lagu gartaa joogitaanka ee meelaha hawada

Atrophy xubnaha gudaha ee qaar ka mid ah shimbiraha tusaale ahaan waxaynu aragnaa in kaadiheysta ay meesha ka baxdo oo ku jirta habka dheef-shiid kiimikaadka sidaas darteed qashinka kaadida ayaa meesha ka saaraya habka loo yaqaan ‘Uric acid’ taas oo yaraynaysa xaddiga biyaha loo baahan yahay si looso saaro sidaa awgeed shimbirtu uma baahna inay qaado xaddi badan oo biyo ah mana jirto dheddiga oo keliya waxay leedahay hal ugxan iyo ugxan-yari sida caadiga ah atrophies ka baxsan xilliga taran ka iyo samaynta ukunta uma baahna waqtidher maadaama aysan waajib ku ahayn inay qaado

Hab-dhiska Neefsiga Alle Swt waxuu abuuray shimbiraha hab-dhiskooda neefsigu ugu deeqay Kiishash-hawo ah taaso keenta in ay kor u kacdo cabirka iyo inuu yaraado cufis-jiidad gaar ah
Tamarta shimbirtu waa shaqada la qabtay ama xoogga la siiyay jidhku si uu u dhaqaaqo masaafo gaar ah sidaas darteed sida uu qabo mabda’a ilaalinta tamarta kaso odhanaya
“Tamartu ma burburto mana laga abuurin waxba laakiin waxay ka beddeshaa hal qaab Mid kale”
๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต (ุณูุจูุญุงููู ูุชุนุงูู) ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐ข๐๐ก๐ข :-
{ ุฅูุง ูู ุดูุก ุฎูููุงู ุจูุฏุฑ } [ ุณูุฑุฉ ุงููู
ุฑ 49 ]
Wax walba waxaan u abuurnay si qaddar ah
Shimbirahu si ay u helaan tamar ku filan si ay u badiyan dhaqdhaqaaqa duulista waxay leeyihiin awood weyno ka caawisa iyago adeegsanaya wuxuu Eebbe u sahlay ee xubnaha si ay ula qab sadaan xaaladaha iyo dabeecadda cimilada oo ay ku jiraan tusaale ahaan: sternum scaphoid waxay u abuurtaa dusha weyn taaso ka caawisa joogitaanka murqaha miskaha waaweyn kuwaas oo lagama maarmaan u ah habka duulimaadka sidoo kale waxay leedahay habdhiska dareenka oo lagu garto horumarka gaarkee maskaxda iyo cerebellum kaas oo door muhiim ah ka ciyaara isku xirka shaqada murqaha kuwa so markooda muhiim u ah habka duulimaad ka iyo hubinta dheelitirka shimbiraha
Dhanka hab-dhiska neefsiga ee shimbiraha waa uu ka tayo badan yahay kan naasleyda sababtoo ah waxa uu ka soo baxaa hawada sare marka uu kor u kaco oogada dhulka boqolkiiba ogsijiinta gaaska ay shimbiruhu neefsato hoos u dhaco iyo Heerkulkiina wu yaraada
๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต (ุณูุจูุญุงููู ูุชุนุงูู) ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐ข๐๐ก๐ข :-
ููู
ููู ููุฑูุฏู ุงูููููู ุฃููู ูููุฏููููู ููุดูุฑูุญู ุตูุฏูุฑููู ููููุฅูุณูููุงู
ู ููู
ููู ููุฑูุฏู ุฃููู ููุถูููููู ููุฌูุนููู ุตูุฏูุฑููู ุถููููููุง ุญูุฑูุฌูุง ููุฃููููู
ูุง ููุตููุนููุฏู ููู ุงูุณููู
ูุงุกู ููุฐููููู ููุฌูุนููู ุงูููููู ุงูุฑููุฌูุณู ุนูููู ุงูููุฐูููู ููุง ููุคูู
ูููููู [ุณูุฑุฉ ุงูุฃูุนุงู
125]
Ruuxii Eebbe doono inu hanuuniyo wuxu u furaa laabtiisa xagga islaamka ruuxii doonana wuu lumiyaa wuxuuna ka yeelayaa mid cidhiidhi ah oo aad mooddo inuu u baxayo samada Eebbana wuu karaa iyo kuwaan rumayn
Alle waxu siiyay bacaha hawade ka shaqaysiiya kuleel aad u badan oo ka dhasha dhaq-dhaqaqa murqaha sida awgeed heerkulka xubnaha guda ayaa ku haray inta caadiga taaso hoos u dhigta isticmaalka Ogsajiinta heerkulka joogtada ah ee jirkooda taaso ka dhigaysa inay awood uyeshan inay sii wadaan hawlahooda muhiimka ah si ay ula qabsadaan heerkulka deegaanka ee jawiga sare iyo wareegga dhiiggu waa mid degdeg ah oo aad u sareeyaa sidoo kale la siiya boqolkiiba sare Glucose si ay u bixiso tamarta loo baahan yahay ee wadnaha waxay ka kooban tahay afar qol oo kala sooca dhiigga kaas oo qaada Ogsajiinta (oxygenated) ee dhiigga aan qaadin
Siday shimbiruhu u duulaan: shimbiraha waxay si fudud ugu duuli karaan hawada iyago maraya waxu Alke u sameeyay shimbiraha qaabkoda oo toosan qaab-dhismeedka jidhkooda hufnaanta xubnahooda iyo hawo-mareenada hawada duli maadku wuxuu qaataa laba qaab oo aasaasi ah
๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต (ุณูุจูุญุงููู ูุชุนุงูู) ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐ข๐๐ก๐ข:- ุณูุฑุฉ ุงูููุฑ 4
ุฃูููู
ู ุชูุฑู ุฃูููู ุงูููููู ููุณูุจููุญู ูููู ู
ููู ููู ุงูุณููู
ูููุงุชู ููุงููุฃูุฑูุถู ููุงูุทููููุฑู ุตูุงูููุงุชู ููููู ููุฏู ุนูููู
ู ุตูููุงุชููู ููุชูุณูุจููุญููู ููุงูููููู ุนููููู
ู ุจูู
ูุง ููููุนูููููู
Miyeydaan arkayn in waxa ku sugan samooyinka iyo dhulka iyo shinbiru inay Eebe u tasbiixsadan xujooyin mid kastana waa ogyahay salaadiisa iyo tasbiixdiisa Eebbana wuxuu fali waa ogyahay
Nidaamkan waxa uu Qurโaanka kariimka ah ku xusay kelmadda (Safaat) oo tilmaamaysa deggenaanshaha baalasha sababtoo ah waxay kutimi magac ahan magacuna waxu tilmaamaya xasillooni iyo waarta shimbiruhuna ma bixiyaan wax badan oo tamartooda ah sababtoo ah waxay ka faa’iideysteen mawjadaha hawada ee iyaga loogu adeegayo sidaas oo kale waxay khuseysaa duulimaadka sida shimbiraha oo kale waxay u duulaan wakhti dheer waxay leeyihiin cabbir weyn baalashoodana waxaa lagu gartaa dusha sare iyo dherer ku habboon sababtoo ah awoodda duullimaadku waxay si toos ah ula mid tahay xajmiga shimbiraha inta badan awoodda shimbiraha ayaa badanaa duulaya marka ay kor u kacaan hawadu waxayna awoodaan inay kor u kacaan iyaga oo aan wax baalas ah ku dhicin
Habka garaacista waxa lagu fuliyaa in baalka la fidiyo oo la isku xidho, sida uu ku sifeeyey qawlkii Eebbe weyne ee ahaa: ุตุงูุงุช ููููููุจูุถููู
(way isku duuban yihiin wayna isqabsanayaan) inta badan shimbiraha garaaca waa yar yihiin sababtoo ah xawaaraha garaacista ayaa ka soo horjeeda cabbirka marka uu cabbirku kordho xawaaruhu wuu yaraadaa shimbiraha waaweyn sida gorgorka tusaale ahaan baalasha hal mar ilbiriqsi kasta sida shimbiraha qaarkood garaaca garaaca wuxuu gaaraa 30 garaac ilbiriqsikiiba. In ka badan boqol istaroog halkii ilbiriqsi habkani wuxuu cunaa tamar badan
Halkaa si aan xaq-u-yeelanno cilmi ahaan waa in aan ka xusno caalimkii muslimka ahaa cabbaas bin Firnaas oo fahmay macnaha aayada kuna dadaalay inu ku dhaqmo shimbiraha baray sida loo duuliyo baal buu ku dabooshay oo wuxu u sameeyey laba baal oo waaweyn oo dhaadheer marku buurta dusheeda iska so tuuray in yar buu duulay dabadedna wu dhacay isku daygan ka dib
Dhinacyada mucjisada ah
1- Saxnaanta ku dhawaaqida Qurโaanka kariimka ah iyadoo lagu muujinayo kor u qaadida kelmada (Safaat) iyo ku lulaynta qowlkii Eebbe ee ahaa (ุตุงูุงุช ููููููุจูุถููู) Safaat iyo way isku dhegan yihiin
2- In laga faaโiidaysto jawiga ku habboon, iyo in shimbiraha loo sameeyo qalab gaar ah oo awood u leh inay ku duulaan, taasina waxay caddaynaysaa qawlkii Eebbe kor ahaaye:
(ุฃูููู
ู ููุฑูููุง ุฅูููู ุงูุทููููุฑู ู
ูุณูุฎููุฑูุงุชู ููู ุฌูููู ุงูุณููู
ูุงุกู).
Miyayna arag shinbiro la sakhiray hawada sare
3- Sida looga adkaado cufisjiidadka isku daya in ay shimbiruso dhacaan kuwaaso cidina ka celin karin in ay ku dhacaan ู
ูุง ููู
ูุณูููููููู ุฅููููุง ุงูุฑููุญูู
ููู
Ma jirto cid celin karta Raxmanka moye
4- Dhiiri gelinta ikhtiraacida mashiinada naga caawiya duulista iyo gaadhitaanka hawada sare sida diyaarado nooc walba leh oo mid kastaaba u taagan tahay nooc shimbiro ku qalabaysan qaabab kala duwan markii Alle abuuray ee wuxu nagu baraarujiyey isagoo leh: (ุฃูููู
ู ููุฑูููุง ุฅูููู ุงูุทููููุฑู) (Miyaysan arkin shinbirta) iyo in hannaanka duulimadku yay calaamooyinkiisa inu muujinayo inu kaligii yahay oon isaga mooyee ilaah kale jirin
๐
๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก: ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐

๐พ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
Maxamed Kaafi ๐๐ ๐
๐๐๐ ๐๐
๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐จ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐

Post Views: 209
Nagala Soo Xiriir
contact@xogbaahin.com