𝗞𝗶𝗯𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘁𝗮𝗴𝗮 𝗺𝗮 𝗳𝗶𝗶𝗰𝗻𝗮………


🌳 Markuu jaceylka lamaanaha ka dhaxeeya culeys noqdo, madax adeyga iyo kibirka ayaa guuleysta, waligaa maka fikirtay sida jaceylka daacada ah isugu badalo jaceyl xaalad ah iyo sida siyaasada wadnaha miisku ay u burburin karto xiriirka ka yimaada……………..
🌳 Mararka qaar waxaan gaarnaa heer madax adeyga iyo qaladku ay dhab ahaantii mashruuc yihiin, laakiin kibirka aanan laga tanaasuli karin, marka jaceylka iyo saameynta xaqa ay culeys isu badalaan, waxey nagu kaliftaa inaan kun jeer ka fikirno ka hor inta aynaan bixin………..
🌳 Xiligaan waa waqtiga kala taga marka aad waayi karto xiriirada ugu qaalisan, marka miisaanka munaanta guurto ee sicir bararku madax noqdo, qiimuhu aad buu u sareeyaa, iyo qasaaraha kuwa aynu jecel nahay…………….
🌳 Jaceylka dhabta ah ma yaqaana shuruudo, mana yaqaano ku xadgudub kharashka kibirka indha la’aanta ah, xiriirka caafimaadka qaba wuxuu ku dhisan yahay isu tanaasul, qirashada qaladaadka, iyo rabitaan daacad ah oo lagu ilaaliyo saaxiibtinimada…………….
🌳 Had iyo jeer xusuusnoow jaceylka oo culeys loo badalo, madax adeygna laga dhido xaq waa mid la hubo qalbi jabka iyo burburinta xiriirka, aan dib u eegno nafteena inta aynaan wax walpa weynin……………..
🌳 Xanaaqa dhabta ah ma aha mid ka yimaada qaladaadka, lkn waa mid hadana ka timaada saxitaanka, lkn raali gelinta qofkaga diid, kibir, isla weyni, iyo inaad xisbiga kale ka codsato sidii uu jaceylku yahay aamusnaan joogto ah?
🌳 Ogoow waa halka uu xanaaqa sidiisaba ka bilowdo, dhismo iskuna badalo dhaawac, fariin ku socota qof walpa oo ku dhaqma miiska rog-rogida,………………
🌳 Sharaftu ma qasaarto markaad raali gelin bixiso, waxey cadeyneysaa inaad tahay qof weyn, daacad ah, ixtiraam badan, xushmad weyn, kibirka waa daciifnimo loo yaqaan sida maaskaro xoog leh………………
🌳 Waxaa kaloo jira kuwa aamusan ee la ildaran qaraabada iyo kuwa jecel ogoow aamusnaantu waa jawaabta ugu qeylada badan, ha diidin xanuunkaaga, dadka qaarna ha isku aaminin……………….
🌳 Samee xuduudo hana ka baqin inaad doorato nabada, maskaxdaada marka dadka kale hoos u dhigaan dareenkaaga loomaba baahna inaad wax weyn u aragto…………….
𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗮𝗵………..✍️
🪴 Qodobka ugu dambeeya jaceylka dhabta ah micnahiisa maaha dayacaad joogto ah lkn waa awooda lagu fahmo la hor imaado, raali gelin iyo isbadal, hadii kale jaceylku waa shuruud iyo qiyaano………………
𝗥𝗮𝗴𝗴 𝘄𝗲𝘆 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗶𝗯𝗶𝗿 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝘀𝗹𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝗶 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮𝗻 𝗯𝗹𝘀𝗲 𝗴𝗮𝗯𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗶𝗵𝗶 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗮𝘆𝗮 𝘀𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮, 𝗸𝗶𝗯𝗶𝗿𝗸𝗮, 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝘀𝗹𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝗶𝗱𝗮, 𝗺𝘂𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮𝗻 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮………🤷‍♂️

✍️𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗫𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *