๐—ค๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐˜†๐—น : ๐—›๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ถ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ฒ๐—ฐ๐—ฒ๐—น ๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ถ๐—ถ 2๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ


May be an image of 2 people and text
Abuukar wuxuu ugu jawaabay ma dhici doonto inaan ku xumeeyo iskana iloow in ku ilaashado mooyee dhib yar kuuma quuro ragga isku wada mid maahan shantaada farood illaah ma wada simin mida kale ogoow xumaan hadii la dhaho ragga waxaa uga badan dumarkiina waa xaqiiq midaas aniga been kuumaba sheegayo
Axlaam ayaa ku tiri hadalkaga waa run ragg iyo dumar illaahey ma wada simin waa sida anaga shanta farood oo kale laba qofood meel wada joogta mid baa wax xun ku fikiraya midina wax fiican ayuu ku fikirayaa hadalkaaga aniga waan ku qancay aniga jaceylka waan ka baqaa kuma dag dago wiilal badan xitaa waan ka diiday
Abuukar iyo axlaam oo wada jooga isla markii hadal u socda baa waxaa si kedis ah ugu yimid gabadh xaafada la daganeydd abuukar ayay ku tiri aniga jaceyl been intaad igu abuurtay ayaad gabadhan igu qiyaantay dhibaato malahan raga qaarkood saas ayay u dhaqmaan waa iska xaal aduun nabsi inuu kaa soo baxaa sugayaa
Gabadhii iyadoo sii hadleysaa ayay axlaam ku tiri adigu ninkan maad isku dhiibtay mise hada kadib miyaad rabtaa inaad isku dhiibto waxaan kugula talinaaa mustaqbalkaga ninkan yuusan ku ciyaarin hadalkiisa kaliya ayaa macaan blse ninkan beri haduu gabadh kale oo kaa qurxoon arko wuu kaa raacayaa taas xusuusnoow
Axlaam hadalkii gabadha ku hadleysay baa la yaab ku noqday abuukar wuu fikirayay maxaa gabadhan halkan horteyda keenay ayuu niyada iska lahaa lkn axlaam ayaa abuukar ku tiri ma run baa hadalka gabadhan sheegeyso ii cadee anigu cadeynta adiga ayaan kaa rabaa ee wax aan xaqiiqo aheyn kuguma qabsanaayo
Abuukar oo sida nal (leydh) haleysan oo kale hadalkiisa ku dhag dhagaya ayaana gabadhan inkiray oo axlaam ku yiri anigu maba garanayo been bey iga sheegeysaa wax aqoona uma lihi gabadhii markii ay aragtay sida uu abuukar u inkiraayo ayay ku tiri mobile-kiisa hadii aniga sawirkeyga laga waayo been baan sheegayaa
Gabadhii mobile-keeda ayay soo saartay isaga sawiradiisii ayay ka soo saartayy whatsApkiisii ka wada hadli jireen ayay soo saartayy iyo iney xiriir wada lahaayeen isagana block๐Ÿšซ saarayy axlaam markey wax walpa ogaatayy runtana u soo muuqatayy ayay markiiba abuukar ka soo dhaqaaqday gabadhii kalana wey ka tagtay
Abuukar xaaladii ayaa ku xumaatay noloshana cidlo ayuu ku dareemay wuxuu sameeyo ayuu garan waayay halkii wuu isaga soo tagay kadib wuxuu soo aaday dhankii iyo gurigiisa gabadh abtigiisa dhalay baa aragtay iney xaaladiisa ku xun tahay markii ay weydiisay waxa ku dhacay wuxuu ugu jawaabay waxba iguma dhicin
Blse gabadha abtigiisa dhalay wey dareentayy iney wax ka qaldan yihiin abuukar qolkiisii ayuu iska soo galay kadib wey ka soo daba gashayy markale ayay weydiisay inuu u sheego waxa ku dhacay lkn isla jawaabtii ayuu siiyay ineysanba waxba ku dhicin gabadhii wey isaga soo tagtay markii ay ogaatay inuusan waxba u sheegeyn
๐—Ÿ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ผ ๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ถ๐—ถ 3๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚ ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—œ๐—ฑ๐—บ๐—ผ
๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ผ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—น ๐—ฎ๐˜†๐˜‚๐˜‚ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ต ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐˜‚ ๐—พ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐˜€ ๐—ฎ๐—ต ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜† ๐—ณ๐—ถ๐—ธ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น………….๐Ÿค”โ‰๏ธ

โœ๏ธ๐—•๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐˜†๐—น๐—ธ๐—ฎ

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DHACDOOYIN
SII AKHRISO..