𝗤𝗼𝗳 𝗯𝗮𝗮 𝗶 𝘄𝗲𝘆𝗱𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 “𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹”….


🌲 Jawaabteyduna waxey aheyd mid fudud: jaceylku waa awooda lagu sugo, maaha kaliya daqiiqadaha xamaasada ama xiisaha qaxa ee waa samir, adkeysi, iyo iimaanka waxa aanan muuqan……………..

🌲 Jaceylku wuxuu la micno yahay inaad boos u haysid qof xitaa hadii aadan ogeyn waxa uu mustaqbalka noqon doono adigoo aaminaya in waqtigu is muujin doono markii loogu talagalo oo la gaaro………………
🌲 Waa inaad aaminto qofka qiimihiisa xitaa shaqsiga iyo dib u dhacyada, iyo inaad doorato inaad joogto adigoon marna rajo dhigin amase iftiinka qalbigaaga ka daaran ama ka shidan aadan ka quusan……………
🌲 Sugitaanka jaceylka maahan mid baas waa mid kamid ah ficilada ugu adag, ugu quruxda badan, uguna xooga badan, macnaheedu waa inaad noqoto qof qalbi furan…………….
🌲 Xitaa marka ay dareemeyso hubin la’aan, gaabis, ama nabad ka helida nafarka halkii aad u dag dagi laheyd meesha loo socdo, si aan si dag dag ah ugu gaarno……………..
🌲 Jaceylka wuxuu ina barayaa inaan dulqaad u muujino dadka kale, sidoo kale waxaan kaloo u samirnaa nafteena, anagoona og in waxaa dhabta ee naloogu talagalay ay imaan doonaan waqtigooda……………
🌲 Sidaa darteed haa jaceylku waa sugitaan, lkn waa sugitaan, dhiiranaan, naxariis, iyo qancinta aamusan ee ah in waxyaabaha qaar ay qiimo leeyihiin ilbiriqsi walpa……………..
𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝗶𝗶 𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝘁𝗮𝗮 𝘀𝗶𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗳𝗶𝗹𝗮𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗼𝘄 𝗺𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝘂 𝘀𝗶𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮𝗯𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝘀𝘂𝗴𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻, 𝘀𝗮𝗺𝗶𝗿, 𝗱𝘂𝗹𝗾𝗮𝗮𝗱, 𝗶𝘀𝘂 𝘁𝗮𝗻𝗮𝗮𝘀𝘂𝗹, 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝘀𝘂 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝗮𝘀𝗵𝗼, 𝗮𝗱𝗶𝗴𝘂🫵 𝗳𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗾𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗵𝗼𝗼𝘀𝗲 𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗶 𝗸𝗮𝗿𝘁𝗮𝗮……..🤔⁉️

✍️𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗫𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DHACDOOYIN
SII AKHRISO..