WARBIXINO
-
Waxyaabaha Ugu Qiimaha Badan Nolosha iyo Samirka Bogsashada
September 10, 2025
Waxyaabaha ugu qaali ah nolosha waa kuwa aan la beddeli karin:
xiriirka dadka, xusuusta, caafimaadkaaga iyo caafimaadka qof kasta oo aad jeceshahay. Qaar
-
𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 4𝗮𝗮𝗱
September 9, 2025
Muxudiin wuxuu kaloo ku yiri waxaan rajeynaaa inaan marna ka mid noqon doonin kuwii xumaa ee adiga dhibaatada kuu soo geystay waana ku ilaalin doonaa waxaad t
-
𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 3𝗮𝗮𝗱
September 9, 2025
Gabadhii axlaam aheyd waxey horay u wadatay waxbarashadii iyadoon ragga iyo wiilasha kale ee ardada ah iyo qof walpoo aan marna damac ula yimaada aysan ka aqb
-
𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 2𝗮𝗮𝗱
September 9, 2025
Abuukar wuxuu ugu jawaabay ma dhici doonto inaan ku xumeeyo iskana iloow in ku ilaashado mooyee dhib yar kuuma quuro ragga isku wada mid maahan shantaada faro
-
𝗤𝗶𝘀𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 1𝗮𝗮𝗱
September 9, 2025
𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗻𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗼 𝗴𝘂𝗱𝗯𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝗶
-
Maxamed ayaa sheekadan ila wadaagay….
September 8, 2025
Waxaan Canada ka wada Nimi Hooyadey aniga iyo Walaashey iyo Walaallkey iga yar, Dalxiis ayaan u nimi Nairobi kadibna waxaan qorsheynayey markaa laabano in
-
𝟏𝟎 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐨 𝐎𝐨 𝐃𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐍𝐚𝐪𝐚𝐬𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐥𝐨𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐛𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚, 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐟𝐬𝐡𝐢𝐢𝐝𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚
September 2, 2025
Naqaska caloosha isku xira iyo dibiradu waxay qofka ka qaadaan xasiloonida iyo raaxada. Nasiib wanaag, waxaa jira cunnooyin yareyn kara astaamahaan. Cunno
-
Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.? Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?
September 2, 2025
Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?
Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf"
Waa darbi Aad U Weeyn j
-
𝐅𝐀𝐀’𝐈𝐈𝐃𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐂𝐈𝐋𝐌𝐈𝐘𝐄𝐃 𝐄𝐄 𝐒𝐀𝐋𝐀𝐀𝐃𝐃𝐀
September 2, 2025
Doodo cilmiyedka casriga ayaa daaha ka qaday in salaadu door muhiima ku ledahay taageerida wareegga dhiigga sababtoo ah sujuudu waxay caawisaa in ay wareega
-
Ka Digtoonow Xiriirada Dadka Aan Laheyn Garashada Dareenka (Emotional Intelligence):
September 2, 2025
Kuwani waa dadka aan waligood si dhab ah u fahmi doonin dareenkaaga Waxay u rog-rogayaan erayadaada, u turjumaan niyaddaada si khaldan, wax walbana waxay