Dhaqannada Soomaalida ee taban.
Aug 3, 2025 -
waxa ka mid ah, in carruurta/ ubadka lagu koriyo dhaqan ah— in uu ilmaha yari addeeco oo uu maqlo qofka ka wayn isaga, gaar ahaan waayeelka. haddaba qof kasta oo waayeel ahi, qasab maaha in uu noqdo mid mutaysta in la maqlo oo la dhegaysto isla markaa na warkiisa ay carruurtu qaadato; maxaa-yeelay waxa jiri kara qof waayeel ah oo ilmaha yar kaga faa’idaysan doona dhaqanka caynkaa ah kana tuuri kara haadaan iyo meel aanu ka soo noqon karin.
Fg:- hadda ba, dhaqanka togan ee mudan in ilmaha yar lagu barbaariyaa waa in la baro, in ay nolosha jiraan wax-san iyo wax-xun, ka dib na la siiyo hal-beeg ku dhisan adeegsi garaad oo uu ku kala dooran karo waxa liita iyo waxa taban.
#Soomaali#Dhaqan
Post Views: 134
Nagala Soo Xiriir
contact@xogbaahin.com
DHACDOOYIN
-
The Future of Global Technology in 2026: Innovation, Risks, and Opportunities
February 15, 2026
-
Rising Tensions in the Middle East: Causes, Global Impact, and What Comes Next
February 14, 2026
-
Life Pressure and Mental Stress
February 6, 2026
-
Building a Value-Based Society
February 6, 2026
-
How Many People Worldwide Live With Mental Disorders?
February 6, 2026
-
Mental Decline / Cognitive Decline
February 6, 2026
-
Life Organization: Mental Freedom, Not Rigid Schedules
February 2, 2026
-
Self-Study
February 1, 2026
-
Types of Stress: A Scientific Perspective
January 31, 2026
-
“Even If I Lose Everything, I Still Have You”
January 31, 2026
-
Marriage Among Somali Women
January 31, 2026
-
Here’s a clean, elegant English translation—clear, natural, and not flowery:
January 30, 2026
-
Unconscious Living
January 28, 2026
-
My Medicine Is You
January 27, 2026
-
Exercise Patience in Your Interests — Keep Your Intentions Private
January 27, 2026
-
Ten Life Patterns That Quietly Damage Personal Growth
January 27, 2026
SII AKHRISO..