Faa’iidooyinka cabista biyo diiran oo lagu daray liin isbuucii 3 subax
Aug 12, 2025 -
1. Waxay nadiifisaa hab-dhiska dheefshiidka.
2. Waxay ka caawisaa jirka inuu sunta iska saaro..
3. Waxay yareysaa calool-fadhiga iyo dibiryada caloosha.
4. Waxay nadiifisaa maqaarka waxayna ka dhigtaa mid dhalaalaya.
5. Waxay kor u qaaddaa difaaca jirka..
6. Waxay caawisaa miisaanka dhimista
7. Waxay gubtaa baruurta jirka ku jirta.
8. Waxay hagaajisaa shaqada beerka..
9. Waxay hagaajisaa urta afka oo ka dhigta mid nadiif ah.
10. Waxay yaraysaa cadaadiska dhiigga.
11. Waxay hagaajisaa wareegga dhiigga.
12. Waxay ka hortagtaa hargabka..
13. Waxay nadiifisaa hunguriga iyo dhuunta.
13. Waxay sare u qaaddaa tamarta subaxdii.
14. Waxay ko u qaadaa rabitaanka cuntada
15. Waxay hoos u dhigtaa heerka sokorta dhiigga.
16. Waxay yareysaa xanuunka kala-goysyada (arthritis).
17. Waxay kaa caawisaa inaad subaxdii dareento firfircooni.
Dr Shaahid
Post Views: 79
Nagala Soo Xiriir
contact@xogbaahin.com