1. Waxaa Awood Yeelanaya Difaaca jirkaaga, si sahlanna jeermis uma soo galaayo jirkaaga
2. Hadii aad leedahay qufac liinta iyo malabka waxay kuu yihiin daawo.
3. Waxay aad ugu fiican yihiin dadka Cunto xumadu hayso wax badna cuni karin
4. Dadka qaba qummanka ama xoqdaha Ka waxaa ka yaraanaya bararka iyo xanuunka dhuunta.
5. Hadii aad ledahay af shiir ama ka shakisan tahay neeftaada inay urayso waa kuu muhiim.
6. Dadka hargabka si joogto ugu dhaco waxay u yihiin Daawo.
7. Jirkaaga waxay ka dhigayaan mid qurux badan maqaarkaagana nadiif ayuu noqonayaa.
8. Hurdada hadii ay kugu yar tahay ama dhowr mar soo kacdk habeenkii waa muhiim ina isticmaasho.
9. Hadii aad qabto neef ama infakshana sambabada labaduba waxay u yihiin daawo