Muhiimada Waqkhtiga Iyo Saamayntiisa


May be an image of wrist watch and text that says 'XII XI X XI A VII 1แˆˆ I IV A'

Muhiimada wakhtiga iyo saamaynta uu leyahay awgeed ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐’๐ฐ๐ญ waxa uu ku dhaartay aayaddo badan oo qurโ€™aanka ka mid ah sida:- waaberiga, habenka, maalinta, casarka, subaxa iyo qar kale tani waxay sabab u tahay muhiimada wakhtiga iyo saameyntiisa baaxadda leh dhinaca kale na xadiiskan waxaa laga weriyey Ibnu Cabbaas Rc

๐‘๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐–๐š๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐˜๐ข๐๐ก๐ข ๏ทบ :-

ู†ูุนู’ู…ูŽุชูŽุงู†ู ู…ูŽุบู’ุจููˆู’ู†ู ูููŠู’ู‡ูู…ูŽุง ูƒูŽุซููŠู’ุฑูŒ ู…ูู† ุงู„ู†ู‘ุงุณู ุงู„ุตู‘ุญุฉ ูˆุงู„ููŽุฑูŽุงุบู

Waxa jira laba nicmo oo dad badan lagu khiyaa meeyokala caafimaadka iyo wakhtiga firaaqada

Waqtigu wa nolol waana cimrga dhabtee qofka Waqtigu wa seef hadad goyn wayku gooynaysa
๐‘๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐–๐š๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐˜๐ข๐๐ก๐ข ๏ทบ :-
ุงุบู’ุชูŽู†ูู…ู’ ุฎูŽู…ู’ุณู‹ุง ู‚ูŽุจู’ู„ูŽ ุฎูŽู…ู’ุณู: ุดูŽุจูŽุงุจูŽูƒูŽ ู‚ูŽุจู’ู„ูŽ ู‡ูŽุฑูŽู…ููƒูŽุŒ ูˆูŽุตูุญู‘ูŽุชูŽูƒูŽ ู‚ูŽุจู’ู„ูŽ ุณูŽู‚ูŽู…ููƒูŽุŒ ูˆูŽุบูู†ูŽุงูƒูŽ ู‚ูŽุจู’ู„ูŽ ููŽู‚ู’ุฑููƒูŽุŒ ูˆูŽููŽุฑูŽุงุบูŽูƒูŽ ู‚ูŽุจู’ู„ูŽ ุดูุบู’ู„ููƒูŽุŒ ูˆูŽุญูŽูŠูŽุงุชูŽูƒูŽ ..
Ka faaโ€™iidayso shan shayoo kale shanta kale ka hor dhallinyaranimadaada kahor intad gabobin, caafimaadkaaga ka hor xannuunka, maalkaaga kahor faqriga, waqtigaga firaqada ka hor wakhti gaaga mashqulka, iyo noloshada geerida kahor
Wakhti lumintu waxay ka midtay masiibooyinka ugu waa weyn ee soo gaadha addoonka maalin walbana qoraxdu way dhacda manasoo noqota berina ma garanaysid inad gadhi dontiyo inkale ๐Œ๐š๐ซ ๐Š๐š๐ฅ๐ž ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐’๐ฐ๐ญ ๐–๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐˜๐ข๐๐ก๐ข:-
ูˆูŽู‡ูู…ู’ ูŠูŽุตู’ุทูŽุฑูุฎููˆู†ูŽ ูููŠู‡ูŽุง ุฑูŽุจู‘ูŽู†ูŽุง ุฃูŽุฎู’ุฑูุฌู’ู†ูŽุง ู†ูŽุนู’ู…ูŽู„ู’ ุตูŽุงู„ูุญู‹ุง ุบูŽูŠู’ุฑูŽ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠ ูƒูู†ู‘ูŽุง ู†ูŽุนู’ู…ูŽู„ู ุฃูŽูˆูŽู„ูŽู…ู’ ู†ูุนูŽู…ู‘ูุฑู’ูƒูู…ู’ ู…ูŽุง ูŠูŽุชูŽุฐูŽูƒู‘ูŽุฑู ูููŠู‡ู ู…ูŽู†ู’ ุชูŽุฐูŽูƒู‘ูŽุฑูŽ … [ูุงุทุฑ 37]
Waxayna ka dhawaaqi dhexdeeda Allow na bixi waxaan falayna camalsuuban waxan camal fali ahayn miyaanaan idin siin wax ku filan ruuxi ku waantooban dhexdeeda waxana idiinyimid dige dhadhamiya daalimintuna uma sugna gargaare
Taasina waa sababta kuwii inaga horreeyay ay u jeclaayeen inay waqtigooda ka faaโ€™iidaystaan oo ay ku mashquulaan shaqo faa’iido leh oo dhowra saacadaha una hura wakhti camalka addeecidda
Al-Xasan Al-Basri Rc waxa uu yidhi:- Waxa aan aqaanay dad waqtigoodu idinka xiiso badan yu oga xiisa badan dirhamkiinna iyo diinaarkiinna
Bin qeys wuxu yidhi: waxan is barijirnay bilawgi islaamka: Ina Aadamow ka shaqee wakhtigaga firaaqada ka hor intadan mashqulin yaraantada intad duqoobin, caafimaadkaaga xanuunkaga, noloshada aduunyo ushaqe akhiriyo geeridada
Camr bin diinaar wuxuu habeenka uqaybin jiray saddex qayboodo kala ah saddex meeloodoow meel hurda sadex meelodow meelu dhiganjiray axadista iyo sadex meeloodow meelu tukanayo
Camr bin Diinaar wuxuu habeenka u qaybiyay saddex qaybood oo kala ah qaybuu tukanaayo qabybuu axaadiista baranaayo iyo qaybi hurdo
Wakiic bin Al Jaraax muu seexan jirin ilaayo uu habeen kasta akhriyo saddex meeloodow meel qurโ€™aanka dabedna uu Alle dabi dhaaf waydisto
Bnu Cayaash wuxu odhan jiray:- haddii midkiin dirhan kaso lumo wuxu ku dhamayn jiray malin taasi inta ka hadhay isagiiyoo leh: Allaah baanu leenahay isagaanan unoqonayna dirham kaygii wuu baxay isago noloshisu bayso mana yidhaa daan cimrigaygii waa tagay llaahayna waxaa u sugnaaday dad waqtiyada balama, saacadaha dhawrsada oo ku adeeca adeecidda cibadada
๐”๐ ๐ฎ ๐ƒ๐š๐ฆ๐›๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐ข๐ข Walaalayaal ogaadda gidigiin waqtigu waa nimco weyn qofkasto ilaashadaa wuxuu ilaashadu ka taxadaray arimaha naftiisa qofkii wakhtigiisa ku lumiyaana wuxuu lumiyay arrmihii noloshiisa xaga aakhira iyo ta aduunba

๐…๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก: ๐’˜๐’Š๐’™๐’Š๐’Š ๐’‚๐’‚๐’ ๐’”๐’‚๐’™๐’‚๐’š ๐‘ฐ๐’๐’๐’‚๐’‚๐’‰๐’‚๐’š ๐’™๐’‚๐’ˆ๐’Š๐’Š๐’”๐’‚๐’š ๐’Œ๐’‚ ๐’”๐’–๐’ˆ๐’๐’‚๐’‚๐’•๐’‚๐’š ๐’˜๐’Š๐’™๐’Š๐’Š ๐’‚๐’‚๐’ ๐’’๐’‚๐’๐’…๐’‚๐’š๐’๐’๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’‚๐’’๐’๐’๐’๐’…๐’‚๐’“๐’“๐’ โœ๐–๐š ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐ฅ ๐ค๐ข๐ข๐ง Maxamed Kaafi ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐œ๐จ ๐ข๐๐ข๐ง๐ค๐š ๐ซ๐š๐ฃ๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฑ๐š๐ช๐š ๐ก๐š ๐ข๐ง๐š ๐ฐ๐š๐Ÿ๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐ง๐ญ๐ž๐ง๐Ÿคฒ

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DHACDOOYIN
SII AKHRISO..