Nuxurka Sheekada Sawirkan.
Jul 27, 2025 -
1881 waxa ku dagtay marsada Bender Qaasim ( Boosaaso) Doon Carabi ay wadatay oo lagu magacaabo Balcaawi, Doonta cidi ma badbaadin ee alaabtii saarnayd ayaaba la bililiqaystay, kadib waxa dhacay in ay hadallo xanaf leh is waydaarsadaan laba nin oo midna yahay Dhulbahante ka kalena Warsangali, kan danbe wuxu aad u dhibsaday hadallada qaar markaas ayuu orod isa sii daayay waxaanu galay buulyar oo hubkiisu yaallay, wuxu kala soo booday Waran, dadkii badnaa ee taagna goobta waxay isku dayeen in ay qabtaan hase ahaate wuu ka dhexbaxay, ka Dhulbahante oo halkan taagan warankiisiina ku tiirsan ayuu garabka ka haleelay Warankii ka Warsangali oo si awoodleh uu adeegsaday, intii uu ku mashquulsana ka Warsangali sidu uga soo rujin lahaa Waranka Garabka ninka kale ayuu kii kale halkaa fursad ka helay oo uu laabta kala eegtay Warankiisa, dhawaacii lama soo kicin, isna wuxu u luuday gidaar halkan ah oo uu iskaga saaray Warankii Garabka kaga hadhsana.
Dagaalkani muu sababin mushkilad ka dhexdhacda labada reer oo Odyaashoodu isla markiiba goobta yimaadeen ee markiiba halkii ayay ku heshiiyeen.
Waxa aan soo koobay qoraaal uu qoray goob jooge Goerges Revoil.
Post Views: 141
Nagala Soo Xiriir
contact@xogbaahin.com
DHACDOOYIN
-
The Future of Global Technology in 2026: Innovation, Risks, and Opportunities
February 15, 2026
-
Rising Tensions in the Middle East: Causes, Global Impact, and What Comes Next
February 14, 2026
-
Life Pressure and Mental Stress
February 6, 2026
-
Building a Value-Based Society
February 6, 2026
-
How Many People Worldwide Live With Mental Disorders?
February 6, 2026
-
Mental Decline / Cognitive Decline
February 6, 2026
-
Life Organization: Mental Freedom, Not Rigid Schedules
February 2, 2026
-
Self-Study
February 1, 2026
-
Types of Stress: A Scientific Perspective
January 31, 2026
-
“Even If I Lose Everything, I Still Have You”
January 31, 2026
-
Marriage Among Somali Women
January 31, 2026
-
Here’s a clean, elegant English translation—clear, natural, and not flowery:
January 30, 2026
-
Unconscious Living
January 28, 2026
-
My Medicine Is You
January 27, 2026
-
Exercise Patience in Your Interests — Keep Your Intentions Private
January 27, 2026
-
Ten Life Patterns That Quietly Damage Personal Growth
January 27, 2026
SII AKHRISO..