Shacabka magaalada Garowe ayaa caro xooggan ka muujiyay hadallo ka soo yeeray Bilaal Bulshaawi,


May be an image of 2 people
Shacabka magaalada Garowe ayaa caro xooggan ka muujiyay hadallo ka soo yeeray Bilaal Bulshaawi, kaddib markii uu sheegay in “Puntland tahay maamul kamida somalia mana ahan wadan ee waa maamul aan xitaa qudaar laga helin.”
Wax walba waxay ka bilowdeen isagoo maqaayad ku cunayay cunto kutaala Garoowe, halkaas oo uu weydiistay moos iyo ansalaato in loo keeno. Ninkii cuntada u keenay ayaa ku yiri: “Halkan lagama helo.”
Bilaal oo cadho ku hadlaya ayaa ku jawaabay:
“Sidee u nooshihiin haddii qudaar la idiin idiin bixin lana keeni karin?
Hadalkaas ayaa si weyn uga nixiyay dadkii goobta joogay iyo bulshada reer Garoowe. Qaar badan ayaa ku baaqay in Bilaal la xiro, iyagoo ku eedeeyay in uu aflagaadeeyay magaca Puntland iyo shacabka ku nool.
Laakiin dhanka kale, waxaa jira dad kale oo qosol iyo kaftan ka dhigtay, iyagoo leh:
“Moos iyo ansalaato la’aantood wadan laguma noqdo miyaa?”
Adiga maxaad ka aaminsan tahay hadalka Bilaal?
Ma aflagaado ayuu sameeyay mise waa run sheeg?
Maxay kula tahay adiga

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DHACDOOYIN
SII AKHRISO..