Lix Nin oo indhoolayaal ah iyo Maroodi.
1. Ninkii 1aad maroodi ayuu dhegaha ka taabtay~kuye maroodigu waa sidii Masaf.
2. Ninkii 2aad Maroodi ayuu dheegga ka taagtay~ kuye maroodigu waa sidii derbi.
3. Ninkii 3aad Maroodi ayuu lugta ka taabtay~ kuye maroodigu waa sidii kurtun.
4. Ninkii 4aad Maroodi ayuu seynta ka taabtay~ kuye maroodigu waa sidii xarig.
5. Ninkii 5aad Maroodi ayuu faanta ka taagtay~ kuye maroodigu waa sidii waran.
6. Ninkii 6aad Maroodi ayuu gacanta ka taabtay- kuye maroodigu waa sidii mas weyn.
Ma qaldana aragtidooda dhammaantood waa sax. Laakiin marka la isu geeyo ayey Maroodi noqonayaan.
Siyaasadda Soomaaliyana waa sidaas. Qofna waxa uu gaar u haysto Maroodi nooguma sheegi karo.
Cabdulqaadir Maax