Sirdoonka Iyo Dagaalka Joogtada Ah!
Apr 15, 2025 -
Intii lagu jiray dagaalkii qaboobaa, Mareykanku waxay aad ugu dadaleen in ay wax badan ka ogaadaan maraakiibta badda quusta iyo Tiknoolajiyadda ICBM ee Ruushka. Waxaana U suurtagashay inay ogaadaan inuu jiro aalad hoose oo isgaadhsiineed oo u dhow Badda Okhotsk oo Ruushku samaystay. Wakhtigasi waxay keeneen farsamo casri ah oo ay xidhiidh badda hoose ah la sameeyaan aaladaasi oo si ay ugu basaasaan isgaadhsiinta Ruushka. Sanado badan ayay arinkaasi adeegsadeen taasi oo Ruushka aad uga yaabisay siraha culus ee si fudud Maraykanku ku helo.
Ruushka ayaa markii danbe culays saaray sidii uu hawlwadeenada CIA-da Maraykanka uga heli lahaa shakhsiyaad warbixino ka siiya arinkaasi. Sannadkii 1985, sarkaal ka tirsan sirdoonka Maraykanka oo lagu magcaabo Richard Pelton, ayaa si qarsoodi ah uga iibiyay sirtii Kabaylkaasi hoose ee Maraykanku isticmaalo Ruushka. Waxaana uu gudbiyay safiirka Austeria u fadhiyay Ruushka Lacagta uu ka siiyay ayay dhamayd $ 37,000. , laakiin markii dambe ayaa la ogaaday oo la xidhay Richard Pelton.
Post Views: 173
Nagala Soo Xiriir
contact@xogbaahin.com
DHACDOOYIN
-
The Future of Global Technology in 2026: Innovation, Risks, and Opportunities
February 15, 2026
-
Rising Tensions in the Middle East: Causes, Global Impact, and What Comes Next
February 14, 2026
-
Life Pressure and Mental Stress
February 6, 2026
-
Building a Value-Based Society
February 6, 2026
-
How Many People Worldwide Live With Mental Disorders?
February 6, 2026
-
Mental Decline / Cognitive Decline
February 6, 2026
-
Life Organization: Mental Freedom, Not Rigid Schedules
February 2, 2026
-
Self-Study
February 1, 2026
-
Types of Stress: A Scientific Perspective
January 31, 2026
-
“Even If I Lose Everything, I Still Have You”
January 31, 2026
-
Marriage Among Somali Women
January 31, 2026
-
Here’s a clean, elegant English translation—clear, natural, and not flowery:
January 30, 2026
-
Unconscious Living
January 28, 2026
-
My Medicine Is You
January 27, 2026
-
Exercise Patience in Your Interests — Keep Your Intentions Private
January 27, 2026
-
Ten Life Patterns That Quietly Damage Personal Growth
January 27, 2026
SII AKHRISO..