Sirdoonka Iyo Dagaalka Joogtada Ah!
Apr 15, 2025 -
Intii lagu jiray dagaalkii qaboobaa, Mareykanku waxay aad ugu dadaleen in ay wax badan ka ogaadaan maraakiibta badda quusta iyo Tiknoolajiyadda ICBM ee Ruushka. Waxaana U suurtagashay inay ogaadaan inuu jiro aalad hoose oo isgaadhsiineed oo u dhow Badda Okhotsk oo Ruushku samaystay. Wakhtigasi waxay keeneen farsamo casri ah oo ay xidhiidh badda hoose ah la sameeyaan aaladaasi oo si ay ugu basaasaan isgaadhsiinta Ruushka. Sanado badan ayay arinkaasi adeegsadeen taasi oo Ruushka aad uga yaabisay siraha culus ee si fudud Maraykanku ku helo.
Ruushka ayaa markii danbe culays saaray sidii uu hawlwadeenada CIA-da Maraykanka uga heli lahaa shakhsiyaad warbixino ka siiya arinkaasi. Sannadkii 1985, sarkaal ka tirsan sirdoonka Maraykanka oo lagu magcaabo Richard Pelton, ayaa si qarsoodi ah uga iibiyay sirtii Kabaylkaasi hoose ee Maraykanku isticmaalo Ruushka. Waxaana uu gudbiyay safiirka Austeria u fadhiyay Ruushka Lacagta uu ka siiyay ayay dhamayd $ 37,000. , laakiin markii dambe ayaa la ogaaday oo la xidhay Richard Pelton.
Post Views: 156
Nagala Soo Xiriir
contact@xogbaahin.com
DHACDOOYIN
-
cilmi baaris lagu sameeyey dadka garaadla sare leh ayaa tilmaamaysa…………..
January 24, 2026
-
*Saamaynta Guul-Darrada Badan ku yeelato Caafimaadka Maskaxda
January 24, 2026
-
*Caajiska Badan iyo Saameynta uu ku Leeyahay Caafimaadka Maskaxda*
January 24, 2026
-
*5 Qof oo Shaqsiyaddaada iyo Mustaqbalkaaga Wax Ka Dhisa la Saaxiib ama ugu yaraan xiriirkooda dhis – waad ka faa’iidi doontaa*
January 15, 2026
-
DUMARKU RAG MAAHA RAGUNA DUMAR MAAHA.
January 14, 2026
-
Jacayl Aamusan, Laakiin Culays Leh
January 14, 2026
-
Maskaxdaada Ma Nasanayso — Ka Bax Xabsiga Guriga.
January 4, 2026
-
Mararka qaar ma is aragtaa adigoo u baahan jacayl ka badan kan caadiga ah?
January 3, 2026
-
Jacaylka Dhabta Ah Ee Ka Dhaxeeya Lammaanaha Is Qaba !!
January 1, 2026
-
Xeerarka Lagu Dhiso Diyaargarowga Maskaxeed, Joogteyn, iyo Guul Waarta!
December 31, 2025
-
Hal Sheeko Iyo Afar Cashar
December 24, 2025
-
5 Kalmadood Oo Cuqdad Iyo Naceyb Ku Reebta Dhalinta Aan Weli Guursan
December 21, 2025
-
Ninka waxa uu xaaskiisa ku jeclaado dhowr waxyaalood
December 18, 2025
-
5 Xirfadood oo Dhalinyaradu u Baahan Tahay Inay Bartaan Bilowga Sanadkan
December 17, 2025
-
𝗔𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗲𝘆𝗱𝗮………….🤔 𝗪𝗮𝘅𝗲𝘆 𝘁𝗶𝗿𝗶……………
December 15, 2025
-
5 Xirfadood oo Dhalinyaradu u Baahan Tahay Inay Bartaan Bilowga Sanadkan
December 15, 2025
SII AKHRISO..