Qodobo nolosha muhiim u ah balse an lagu dhaqmin.


May be an illustration

~ Hadii qof aad isla socotaan kabaha xadhkahooda am taxooda uu xir xiranayo sug ilaa inta uu ka dhamaysanayo.
~ Adigoo dad badan cunto la cunaya hadii la idin waaydiiyo ma dharagteen, iska aamus adigu xitaa hadaad dharag tay, waxa laga yaaba qof aan dhargin inuu fadhiyo’e.
~ Hadii uu hadlayo qof kaa wayn, amusnaanta ayaa laguu qaatay.
~ Adigooy ceebahaagu xad dhaaf (Tiro beel yihiin) ceebaha dadka haku mashquulin.
~ Walidkaaga marka aad wada socotaan ha horsoconin.
Ha noqonin uun qof wax qaata isku day inaad wax bixid.
~ Xaasidnimada ka fogoow inta awoodaada ah, waxaay camalka u cunta sida dabku xaabada u cuno’e.
Siraha iyo sirta dadka hadaba galin oo ha jaajuusin umada.
~ Suuliga teelfonka haku dhex isticmaalin, masaajidka haku dhex sheekaynin.

Akhriste nagu soo biir

Muxammad Xaashi

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DHACDOOYIN
SII AKHRISO..