Baro shanta (5) astaamood ee lagu garto in uu kugu badan yahay hormuunka raga “testosterone”9
Hadad rag tahay oo aad isku aragto calaamadahan dheh alxamdulillaah sababtoo ah jirkaaga wuxuu haystaa in ku filan hormone ka raga oo loo yaqaan testosterone kaasoo sare u qaada tayada nolosha qofka raga ah.
Calaamadaha:
1) Timaha oo markad xiiratid ama jaratid oo durba kuusoo baxa.
2) Subixi aroorti hore markad hurdada kasoo toosto oo aad aragto xubintaada taranka oo taagan/kacsan.
3) Booca dhuunta ee kuusan afka qalaadna lagu dhaho “Adam’s Apple” oo soo taagan, yacni muuqda.
4) finan kasoo baxa wejigaaga.
5) Murqo waa wayn aad yeelato si dabiici ah.
Qoraalka xiga waxan soo gudbinaa sidee testosterone ka sare loogu qaadi karaa si dabiici ah..
Isha ku hay halkan
Burhan ja’far Gaameedle