Arimahan Hadda Isku Aragtay Waxaa u Baahan Tahay Inaad Guursato Ama ugu Yaraan Xariir Jaceyl Bilowdo Hadda::


May be an image of 1 person

Qodobadaan Mid Ka Mid Ah Wali Ma Isku Aragtay ?

1-Kali Nimo Inaad Dartoo Iyo Cidlo Joogto Xitaa Markaa Dad Badan Ku Dhex Jirto oo Meel Bulsho Ah Joogto.
2-Inaad Dareento In Aad Baahan Tahay Ama Rabto Taageero Joogto Ah, Qof Markasta Ku Garab Taagan oo Ku Dhiiriyo.
3-Wadaagis La Aan, Dhacdooyinka Maalinlaha Ah Hadda Wayso Qof Aad La Wadaagto, Sida Farxada Murugadda Iyo Dhacdooyinka Caadiga Ah Ee Aad La Kulanto..
4-Ka Fikirka Badan Ee Aad Ka Fakarto Mustaqbalka, Iyo Inaad u Baahan Tahay Ruux Mustaqbal Isla Waqadataan oo Dunida Mashaakilka Badan Kugu Wehliyo..
5-Xasuus La Aan, Inaad u Baahan Tahay Ruux Xasuus kuu Noqdo, Kuna Soo Xasuusiyo Waxyaabaha Aad Hilmaamto Ama Waxyaabo Horay u Dhacay oo Ilowday.
6-Is Bedel Nafsaani Ah, Kaas oo Ah Inaad u Baahan Tahay Inaad Ruux Kale Daryeesho oo Ka War Hayso Qofkaas..
7-Fikir Joogto Ah oo Ku Saabsan Guur Ama Xariir Jaceyl, Xitaa Xiliyadda Aad Mashquulka Tahay Aad Ka Fikirayso Guurka Siduu u Dhaco Iyo Nolasha Quruxda Badan Ee Lamaanaha Iyo Farxada Ay Haystaan Markasta..
8-Inaad Jeclaato Caruurta Markastana Aad Rabto Inaad La Ciyaarto Ama Dheel Dheeliso Ilmaha Meeshaad Ku Aragtaba u Dhoola Cadeyso Xitaa Haddii Aadan Aqoon Caruurta Cida Dhashay Iyo Waalidkood..

Qodobadaan Haddaa Isku Aragto Waxaa u Baahan Tahay Inaad Si Deg Deg Ah Fadhiga uga Kacdo oo Aad Guursato.

Ibrahim Mursal

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DHACDOOYIN
SII AKHRISO..