Beri baa nin boqor ah waxa uu dhalay gabar aad u qurux badan. Gabadhu boqorka aad buu u jeclaa. Wax alle wixii  ay u baahan tahayna wuu u sameyn jirey, hadalkeedana wuu tixgelin jirey. Gabadhaas&...

Beri baa dal waxa uu caado u lahaa in boqor kasta hal sano uu xukumo. Ka dibna la geeyo jasiirad badweynta ku dhextaal oo kayn jiq ah, bahallo ay ka buuxaan si uu halkaas ugu dhinto. Boqorkasta marka ...