ENGILSH
-
*Dhalinyarooy,* wax yar oo joogto ah baa noloshaada wax weyn beddeli kara
August 4, 2025
Dhalinyarooy, adiga oo qorsheeyey inaad wax weyn qabato oo isleh “Wax weyn baad qaban doontaa,” balse markaad bilowdo ayaad ka niyad jabtaa adiga oo
-
Dumarka Iyo Islaamka.
August 3, 2025
Diintu waxay timi iyadoo dumarka la quudhsado Lana aaso iyagoo nool caadada markay Yeeshaana meel lagu xidho halkaasna sanad ay Ku jirto iyadoo aan maydhan
-
Sidee Fikradda “Destiny Poverty” U Hagrataa Xorriyaddaada Maaliyadeed?
August 3, 2025
Qaar badan oo dadka ka mid ah ayaa aaminsan in saboolnimadu ay tahay qaddar aan laga baxsan karin — in duruufaha adag ee nololeed aysan isbedeli karin, m
-
Guurka Soomaalida!.
August 3, 2025
Guurka Soomaalida!.
Guurka Soomaalidu waxa uu ku dhisan yahay dhaqan la diimeeyay oo marka loo fiirsado leh goldaloolooyin lagu gali karo gaboodfallo. In fa
-
Wuxuu yidhi jadraawi
August 3, 2025
Qofkaa tagay hadaba galin
Waxba darajo ha u tolin
Dareenkaaga gaar ka ah
Dadka ha uga faaloon
Daraad baabad barataye
Haduu jaa dul doorsado
-
Qiyaasta caqligu waa awoodda isbeddelka.” – Albert Einstein
August 3, 2025
Isbaddalku waxaa uu ka bilaabmaa garaadka. Caqliga dhabta ahi maaha aqoon keliya ee waa laqabsi. Awoodda lagu qaato fikrado cusub, wax ka barato waayo-arag
-
Sanadaha Jaamacadda: Meertada Nolosha Ee Dhismaha Maskaxda iyo Mustaqbalka —
August 3, 2025
Sanadaha jaamacadda ma aha kaliya marxalad tacliimeed, balse waa fursad uu qofka ku dhisi karo naftiisa, garaadkiisa, iyo yoolalkiisa nololeed. Waa xilli m
-
Xakameynta nafta”
August 3, 2025
waa karti muhiim ah oo lagama maarmaan u ah guusha nolosha. Waa awoodda lagu xakameynayo naftaada, ficilladaada, iyo dareenkaaga si aad u gaarto yoolal dha
-
“Lacagta ma ahan sida xisaabta loo yaqaan – waa dareen iyo dabeecad dadnimo ku dhisan.”
August 3, 2025
2. “Horumarka dhaqaale waxa uu ka yimaadaa anshax suuban, dulqaad, iyo go’aan qaadasho joogto ah.”
3. “Waa sahlan tahay in la sameeyo qorshe;
-
Lambarka layaabka leh ee culumada la yaabeen waa: 7
August 3, 2025
(Waa xikmad ka timid Ilaahay — Subxaanahu watacaalaa)
1. Albaabada Naarta: 7
2. Badda: 7
3. Maalmaha todobaadka: 7
4. Samooyinka: 7
5. Lak