HomeENGILSHWuxuu yidhi jadraawi

Wuxuu yidhi jadraawi

Qofkaa tagay hadaba galin

Waxba darajo ha u tolin

Dareenkaaga gaar ka ah

Dadka ha uga faaloon

Daraad baabad barataye

Haduu jaa dul doorsado

Aduguna u doog raac

Dhulka meesha daaqa leh

Is danayn la’aantuna

Aan is deyno weeyee

Ruux aan ku doonayn

Waligaa hadaba galin

wanaagsan all of them🫡🖤💯

Nagu soo biir akhriste

Muxammad Xaashi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments