SHEEKOOYIN
-
Xakameynta nafta”
August 3, 2025
waa karti muhiim ah oo lagama maarmaan u ah guusha nolosha. Waa awoodda lagu xakameynayo naftaada, ficilladaada, iyo dareenkaaga si aad u gaarto yoolal dha
-
“Lacagta ma ahan sida xisaabta loo yaqaan – waa dareen iyo dabeecad dadnimo ku dhisan.”
August 3, 2025
2. “Horumarka dhaqaale waxa uu ka yimaadaa anshax suuban, dulqaad, iyo go’aan qaadasho joogto ah.”
3. “Waa sahlan tahay in la sameeyo qorshe;
-
Lambarka layaabka leh ee culumada la yaabeen waa: 7
August 3, 2025
(Waa xikmad ka timid Ilaahay — Subxaanahu watacaalaa)
1. Albaabada Naarta: 7
2. Badda: 7
3. Maalmaha todobaadka: 7
4. Samooyinka: 7
5. Lak
-
Calaamad Sujuuda ah : Maxeey Wajiga Ragga Oo Kaliya Uga Muuqataa Oo Aysan Uga Muuqaneyn Wajiyada Dumarka : Ogow Sababta.?!!
August 2, 2025
Aayadan hoose ; Waxeey tilmaameysaa ' in Umadda Nabi Muxamed csw , Lagu yaqaano Astaanta , Wajiga kaga taalo Oo ah Salaad badnidooda dartood:
قال ت
-
Sheeko- Siyaasadeed (7)
July 30, 2025
Beri baa nin boqor ah waxa uu dhalay gabar aad u qurux badan. Gabadhu boqorka aad buu u jeclaa. Wax alle wixii ay u baahan tahayna wuu u sameyn jirey
-
Sheeko Siyaasadeed (6)
July 30, 2025
Beri baa dal waxa uu caado u lahaa in boqor kasta hal sano uu xukumo. Ka dibna la geeyo jasiirad badweynta ku dhextaal oo kayn jiq ah, bahallo ay ka buuxa
-
Sheeko Siyaasadeed (5)
July 30, 2025
Abbaanduulihii la oran jirey Alexander the great-356BC- 323BC. Ayaa markii uu ku ururay sariirtii uu ku dhiman lahaa, ee uu xaqiiqsaday inuu adduunyada
-
Sheeko Siyaasadeed(4)
July 30, 2025
Beri baa nin wiilal badan iyo geel badan lahaa ayaa waxa uu beeshiisa la dhex joogay kibir iyo madax- adayg.
Berigii dambe ayaa wiil isaga uu dhalay wa
-
Sheeko Siyaasadeed(3)
July 30, 2025
Lix Nin oo indhoolayaal ah iyo Maroodi.
1. Ninkii 1aad maroodi ayuu dhegaha ka taabtay~kuye maroodigu waa sidii Masaf.
2. Ninkii 2aad Maroodi ayuu d
-
Sheeko Siyaasadeed (2)
July 30, 2025
Waxaa la sheegay ganacsatadii Waagii hore marka ay Dukaamadooda aroortii furtaan, Ee hal dukaan labo jeer loo soo galo ee wax laga iibsado.
Dukaankii d