WARBIXINO
-
Goobaha Caafimaadka waxaa jooga Kumannaan Qof oo tamanninaya Caafimaadka aad Haysatid !
August 10, 2025
Banaanaha waxaa jiifa dad badan oo tamanninaya guriga iyo Sariirta iyo furaashka aad Haysatid !
Aragga iyo maqalka iyo laxaadka aad haysatid dad badan ay
-
Malab iyo Liin Isla Isticmaal Kadiba Hel Natiiijadan Cajiibka Ah
August 9, 2025
1. Waxaa Awood Yeelanaya Difaaca jirkaaga, si sahlanna jeermis uma soo galaayo jirkaaga
2. Hadii aad leedahay qufac liinta iyo malabka waxay kuu yihiin daawo
-
Toban Arimood Oo Noloshaada Lagama Maarmaan U Ah Inaad Barto!!!!
August 7, 2025
1. Qofna ma dhammeystirna.
Markaad aqbasho in aadan ku fiicneyn wax walba, waxaad furtaa albaabka horumarka iyo is hagaajinta joogtada ah.
2. Kalsooni k
-
DEGDEG Muuse Biixi Oo Ka Baxaya Xisbiga Kulamiye,Xogta Buuqa Go’aankii Kaahin &
August 7, 2025
https://www.youtube.com/watch?v=gtdNC56RYHM
-
DEG DEG S/Land Oo Dacwadii Hawada Ugudbisay QARAMADA MIDOOBAY,
August 7, 2025
https://www.youtube.com/watch?v=EukKYvOQCIk&pp=2AYB
-
DEGDEG Waa Goorma Safarkii Maraykanka Ee MD Cirro,Qorsha Dhabta Ee Socda &
August 7, 2025
https://youtu.be/VNPt2MfuDt4
-
Rafaadku waa waddada guusha, Cid kasta way riyootaa, balse kuwa yoolka gaadhay waa kuwa adkaystay, Riyadu run ma noqoto hadii aad ka baqdo rafaadka.
August 7, 2025
Waxaa run ah in riyada la rumayn karo, xaqiiq loo bedelin karo haddii loo rafaado oo la dhabar adaygo, Rafaadku waa qiimaha lagu bixiyo si riyada loogu be
-
13 Waxyaabood oo Moosku Kuu Kordhiyo ama muuska sidaad u taqaano
August 6, 2025
1. Tamarta Jirka – Moosku wuxuu si degdeg ah u kordhiyaa tamarta jirka.
2. Awoodda Murqaha – Wuxuu sare u qaadaa xooga murqaha, gaar ahaan ma
-
Qodobo nolosha muhiim u ah balse an lagu dhaqmin.
August 6, 2025
~ Hadii qof aad isla socotaan kabaha xadhkahooda am taxooda uu xir xiranayo sug ilaa inta uu ka dhamaysanayo.
~ Adigoo dad badan cunto la cunaya hadii la
-
*Dhalinyarooy,* wax yar oo joogto ah baa noloshaada wax weyn beddeli kara
August 4, 2025
Dhalinyarooy, adiga oo qorsheeyey inaad wax weyn qabato oo isleh “Wax weyn baad qaban doontaa,” balse markaad bilowdo ayaad ka niyad jabtaa adiga oo