*Waxaad heeysataa intuu la egyahay*
*Iyo mustawaha nololeed ee aad joogto guuushu kuma xirna,*
*Aduunka inta kaasoo gaartay magac iyo maamuusna guusha kuma xirna*
*Waad kadeednaan kartaa adigoo madaxweeyne ah,waad kadeednaan kartaa adigoo taajir ah,waad kadeednaan kartaa adoo magac iyo maamuus leh,waanad kadeednaan kartaa adigoo faqiir ah,*
*Intuba kadeedku wuu la socan karaa, kuushuna way la socon kartaa,*
*Guusha iyo guul daradu kuma xirna waxa gacantaada ku jira iyo magaca iyo maamuuska aad leedahay inta uu le egyahy ee wuxuu ku xiranyahy inta aad rabigaa xiriir la leedahay,inta aad nolosha macnaheeda fahmeeyso,inta aad garaneeyso maxaad u nooshahay!!*
*Qof haduu yiraahdo waan socdaalayaa aysan jirin meel u cad ee uu u socdo,misna uu garaneynin halka uu wajahayo maxaan daal ahayn buu kororsaday!?*
*Lkn hadaad hadaf leedahay ee mesha aad wajaheyso kuu cadahay waad gaari xaqiiq*