Vitaminada Ku Jira Liinta Iyo Mid Kasta Faaiidada Uu Leeyahay Caafimaadka


May be an image of medicine and text that says 'Vitamiinada kujira liinta'

🟡 1. Vitamin C
Wuxuu Xoojiyaa difaaca jirka
Wuxuu ka hortagaa hargabka
Wuxuu kor u qaadaa caafimaadka maqaarka.
🟡 2. Vitamin B1
Wuxuu caawiya shaqada neerfaha.
🟡 3. Vitamin B2
Wuxuu Ilaaliya indhaha iyo laf dhabarta; .
🟡 4. Vitamin B3
Wuxuu hagaajiyaa wareegga dhiigga
Wuxuu ka hortagaa bararka jira
Wuxuu caawiyaa shaqada maskaxda.
🟡 5. Vitamin B5 (Pantothenic Acid)
Wuxuu Ka qeyb qaata daaweynta nabarrada
Wuxuu burburiyaa dufanka iyo xeyrta
🟡 6. Vitamin B6 (Pyridoxine)
Wuxuu Caawiya samaynta hormoonnada
Wuxuu wax ka taraa hurdo la’aanta.
🟡 7. Vitamin B9 (Folic Acid)
Wuxuu muhiim u yahay uurka,
Wuxuu yareeyaa cilladaha dhalmada
Wuxu caawiyaa korriinka ilmaha.
🟡 8. Vitamin A (Beta-Carotene laga helo)

Wuxuu Hagaajiya aragga

Wuxuu kor u qaadaa difaaca jirka.

Dr Shaahid

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *