
Haweeneydu dabiici ahaan waxaa ka buuxa dumarnimo, laakiin ninna kama saari karo tan iyada, waxaa jira dumar doorbida inay sannado ku hoos qariyaan maskada xoogga…………..

Walipa si dareen leh ugu noolaadaan taasaana ahaaneysa dareenkeeda badhkiis, sababtoo ah ma jiro nin si sax ah u fahmaya….

Dumarnimadu ma aha kaliya qaabka, maaha dharka, ama astaamaha, dumarnimada dhabta ah waxay soo baxdaa markay gabadhu hesho nin iyada fahma oo fahma…………….

Cabsideeda buu fahmaa ka hor awoodeeda, qalbigeeda ayuu maqlaa maskaxdeeda kahor, qiimaheeda ayuuna arkaa isagoon ka dalban in ay xaqirto jiritaankeeda……………..

Cilmi-nafsi ahaan, marka ay haweeneydu dareento in la fahmay, waxay u ogolaataa in dumarnimadeeda ay si raaxo leh u soo baxdo.

Waxay isu beddeshaa ilmo daryeelkeeda, mid la jecelyahay naxariisteeda, iyo mid jecel xiisaheeda…………….

Saacad lama soo saaro lamana dhaqmo. Siday tahay ayay ku ahaanaysaa dhamaan faahfaahinteeda………………

Ninka fahma gabadha la joogta waa kan og in awoodedu aysan baajinayn daciifnimadeeda, haddii ilinteeduna aanay calaamad u ahayn daciifnimo inta la eg ee ay tahay calaamad daacadnimo.

Runtiina waana qofka qiyaasaya in jirkeeda tahay haweeney u baahan amni ay ku foorarto, gabadh markii ay hesho nin sidan u fahma, si waali ah ayaan u jecelahay isaga……………..

Sababtoo ah wuxuu si fudud u taabtay nuxurkeeda, ma ahan oo kaliya budhkeeda.
Wuxuu arkay iyada oo wadata cilladaheeda, wuxuuna ka dhigay mid u muuqata nooca ugu quruxda badan nafteeda……………….

Gabadhu markii ay hesho nin fahmaya dumarnimadeeda waxay dareentaa in nolol cusubi u bilaabatay, farxaduna u dhalatay waana guul u soo hooyatay……………

Waxay xaqiijisay inaysan u baahnayn inay is difaacdo markasta, mana sharaxayso sababta ay u dareensantahay, iyo sababta ay u saameeyeen waxyaalaha yaryar……………

Waxay isku aragtaa iyada oo muujinaysa daciifnimadeeda oo ay faraxsan tahay, sababtoo ah waxay ogtahay inuusan dhib u gaysanayn ama uu hoos u dhigayn………….

Dumarnimadu ma ahan kaliya qaab qurux badan.. Dumarnimadu waa xaalad maskaxeed .
Haweenayduna ma gasho xaaladdan ilaa ay hesho nin isla markaana ku arka indhihiisa iyo qalbigiisa.

Hadii aad indhihiisa kaliya ku arki lahayd muuqaalkeeda ayuu soo jiidan lahaa, haddii uu iyada oo qalbigiisa kaliya ku arko, dareenkeeda ayaa saameyn ku yeelanaya……………..

Laakiin hadii uu ku arkay iyada oo indhihiisa iyo qalbigiisa wada socda .. Saacadeeda waxay isu beddeli doontaa dumar dhamaystiran oo leh awoodeeda iyo tabarteeda, oo hadans leh hammigeeda iyo deganaanteeda……………

Ninka fahma dumarnimadeeda waa kan og in codkeeda, marka dib loo celiyo, uu hadal kasta ka run ahaan karo, haddii ruxidda gacmaheeda iyadoo faraxsan,

Waxayna cadaynn u tahay inay habsiintiisa u baahan tahay, qofkii aqriya aamusnaanteeda wuxuu u akhriyaa qosolkeeda, wuxuu ogyahay in faahfaahin kasta oo yar ay macno weyn ku jirto……………..

Nin sidaan oo kale ah gabadhii heshaana waxay siisaa qalbigeeda iyo nolosheeda si bilaa laab ah, sababtoo ah waxay ugu dambeyn heshay qof fahmay in dumarnimadeeda aysan ahayn culeys ama qarsoodi isku dhafan……….

Dumarnimadeeda waa sirta quruxdeeda, sirta jacaylkeeda, iyo sirta xiisaheeda, gabadh nin u joogta oo fahma runta dumarnimadeeda, dhankeeda ayay ka soo rogmanaysaa…………..

Waa ka ugu gobsan, uguna daacadnimada badan waxay ka tagtaa dhamaan maskadihii ay xiratay si ay aduunka isaga difaacdo, waxayna muujisaa runteeda iyada oo aan cabsi lahayn….

Waxaad arkaysaa inay noqoto mid aad u tixraacsan daawaynteeda, kuna qurux badan qosolkeeda, kana jilicsan…………………
𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗶𝗶𝗹 𝗮𝗺𝗮 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗳𝗮𝗵𝗮𝗺𝘁𝗼 𝗹𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘁𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻𝗻 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘁𝗮𝗻 𝗾𝗼𝗳 𝘄𝗮𝗹𝗽𝗮 𝗸𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘄𝘂𝘂 𝗹𝗮 𝗱𝗮𝗿𝗲𝗲𝗺𝗶 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝘄𝘂𝘂 𝗳𝗮𝗵𝗺𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗺𝗶𝗱𝗮𝗮𝘀 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗸𝘂 𝗳𝗶𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗶𝗶 𝗹𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮…………


𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗫𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮
Post Views: 745