
Hadii aad fursad u haysato inaad dadka kale ka farxiso kaliya samee mararka qaar waayo dhalinyarada waqtigan jirta waxey u dhibtoonayaan aamusnaan, ficilkaaga yar ee naxariista leh wuxuu maalintooda dhan ka dhigi karaa farxad…………….

Aduunyada inta badan dareema dag dag iyo xad dhaaf ah mida ugu fudud ayaa qaadi karta awooda ugu weyn, marwalpoo aan anaga isku dayno inaan faafino farxada waayo dad badan aan farxad haysan baa hareerahaaga jooga……

Xitaa siyaaba yar mararka qaar waxaan noqonaa xeebo iftiin ku jira oo dhalaalaya waxaana ka mid ah halganka aamusnaanta qofka muhiimada ugu weyn ayaa ah si aad u faraxdo qof inaadan murugo ku abuurin……..

Qaar badan oo nagu hareereysan waxey qaadaan culeysyo aan la arki karin dagaalada waxey si daganaan u dagaalamaan dhoola cadeyntooda hoosteeda………………

Naxariistaadu hadey dhoola cadeyn eray ama ficil fikir ah, waxey noqon kartaa xusuusin dabacsan oo ay u baahan yihiin in la arko, la qiimeeyo, oo aanay keligood aheyn, waxey nagu bixisaa wax yar blse wax walpa waxey u noqon kartaa mid kale………………..

Qaadashada fursada kor loogu qaadayo dadka kale kaliya ma iftiimiso maalintooda lkn waxey ku barbaarisaa qalbiyadeena dareen fiican oo xiriir iyo ujeedo leh…………….

Xulashada naxariista waxaan ka helaa ama ku gaari karnaa taabo rajo iyo naxariis leh, awood ay ku badalaan nolosha hal ficil oo yar markiiba wuxuu badali karaa jihadii markii hore lagu socday…………….
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗴𝗴 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝘂𝗺𝗮𝗿 𝗹𝗲𝗵 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗺𝘂𝘀𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗿𝘁𝗲𝗲𝗱 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮𝘆𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗾𝗼𝗳 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗶𝘀𝗼 𝗿𝘂𝗻 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗼 𝗮𝗵 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮𝗻𝗮

𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗺𝗶𝗱𝗮𝗮𝘀 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗵𝗲𝗹𝗲𝘆𝘀𝗼………..


𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗫𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮
Post Views: 674