๐ค๐ผ๐ณ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ ๐ถ ๐๐ฒ๐๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ “๐ช๐ฎ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ท๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐๐น”….
Aug 21, 2025 -
Jawaabteyduna waxey aheyd mid fudud: jaceylku waa awooda lagu sugo, maaha kaliya daqiiqadaha xamaasada ama xiisaha qaxa ee waa samir, adkeysi, iyo iimaanka waxa aanan muuqan……………..

Jaceylku wuxuu la micno yahay inaad boos u haysid qof xitaa hadii aadan ogeyn waxa uu mustaqbalka noqon doono adigoo aaminaya in waqtigu is muujin doono markii loogu talagalo oo la gaaro………………

Waa inaad aaminto qofka qiimihiisa xitaa shaqsiga iyo dib u dhacyada, iyo inaad doorato inaad joogto adigoon marna rajo dhigin amase iftiinka qalbigaaga ka daaran ama ka shidan aadan ka quusan……………

Sugitaanka jaceylka maahan mid baas waa mid kamid ah ficilada ugu adag, ugu quruxda badan, uguna xooga badan, macnaheedu waa inaad noqoto qof qalbi furan…………….

Xitaa marka ay dareemeyso hubin la’aan, gaabis, ama nabad ka helida nafarka halkii aad u dag dagi laheyd meesha loo socdo, si aan si dag dag ah ugu gaarno……………..

Jaceylka wuxuu ina barayaa inaan dulqaad u muujino dadka kale, sidoo kale waxaan kaloo u samirnaa nafteena, anagoona og in waxaa dhabta ee naloogu talagalay ay imaan doonaan waqtigooda……………

Sidaa darteed haa jaceylku waa sugitaan, lkn waa sugitaan, dhiiranaan, naxariis, iyo qancinta aamusan ee ah in waxyaabaha qaar ay qiimo leeyihiin ilbiriqsi walpa……………..
๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ท๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ณ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐๐ผ ๐๐ผ๐ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ป ๐ท๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐๐น๐ธ๐ ๐๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐๐ด๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป, ๐๐ฎ๐บ๐ถ๐ฟ, ๐ฑ๐๐น๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ, ๐ถ๐๐ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐๐๐น, ๐ถ๐๐ผ ๐ถ๐๐ ๐ป๐ฎ๐
๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐๐ต๐ผ, ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐

๐ณ๐ถ๐ธ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐พ๐ฒ๐๐ฏ๐๐ฎ ๐ต๐ผ๐ผ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐น๐ถ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ……..


๐๐ผ๐พ๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐๐น๐ธ๐ฎ
Post Views: 101
Nagala Soo Xiriir
contact@xogbaahin.com