HomeENGILSH𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗗𝗮𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗼𝗹𝗹𝗮𝗿𝗯𝗮 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗺𝗮 𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 2𝗮𝗮𝗱

𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗗𝗮𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗼𝗹𝗹𝗮𝗿𝗯𝗮 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗺𝗮 𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 2𝗮𝗮𝗱

May be a doodle of one or more people and text
Farxaan wuxuu saaxiibkiisa ku yiri saaxiiboow gabadhas waan jeclaaday lkn markaan doonay inaan dareenkeyga jaceyl u sheegto si kibir leh ayay igula hadashayy saaxiibkiisa ayaa ku yiri saaxiib ha niyad jabin waad heli doontaa hana u bixin dumarka waa iska dabeecadooda iney marka ugu horeysaba ragga diidaan
Sidaa ay tahay maalin kale iyo galab kale ayaa farxaan iyo saaxiibkiisoo kubada u wada socda ayay isla wadadii mareen gabadhii markale buu farxaan la kulmay iyadoo sidii caadada aheydd meel albaabka ka yara fog fadhisa blse markan waxaa la joogta gabadh kale oo saaxiibo yihiin wiilkii kale gabadhii kale ayuu ku qabsaday
Blse farxaan gabadha uu jeclaaday lama rabee gabadha kale ayaaba xariifad aheyd wiilkii kale markuu salaamay wey ka qaaday salaantii oo meel gees ah ayay u wada baxeen blse farxaan gabadhii kale uu jeclaaday ayuu ki yiri wll aniga miyaa nasiib xun mise adigaan sida gabadhas saaxiibtaa oo kale aadan aheyn
Gabadhii waxey ugu jawaabtay marka hore iga raali noqo waxaan maalin hore kugu sameeyay iyo sidii qaldaneyd aan kuula dhaqmay raggoo dhan aniga waan nacay waayo mid baa si xad dhaaf intaan u jeclaaday markuu dantiis gaaray ayuu gabadh kale iga raacay in badan ayaana dartiisa dhibaatooyin nololeed ugu jiray
Farxaan ayaa ugu jawabay waan ka xumahayy wll mcn wax laguu geystay iyo wax walpa kugu dhacay blse adigaba waad ogtahay ragga iney ka mid yihin aabaha, iyo walalaha hooyada mcn kuu dhashay mida kale eeg shantaada faroodd illaahey ma wada simin raggana ma wada sina waayo ragg xun sidey u jiraan ayay u jiraan ragg wanagsan
Mida kale dhaawacyo jaceyl qof walpa wuu soo wada wada maraa waayo soomaalida waxeyba ku maahmaahdaa “𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝗯𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗯𝘁𝗼𝗼𝗻𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗴𝘂𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗮𝗱𝗼” guushan si fudud laguma gaaro jaceylka koobaadna casharada nolosha ayaa laga bartaa mooyee guul lagamaba gaaro adigana ka meyro wixii ku soo maray🙏🥲
Gabadhii ayaa ugu jawaabtay taas ayaan been aheyn wlh sidaad niyadeyda u dajisay qalbiga iigu qaboojisay waan kaaga mahadcelinayaaa wlhi baan ku dhaartee isma laheyn nin ragg oo qiimahaga yaqaana ama jaceylka iyo farxadiisa ku siin kara ayaad dib ka heli doontaa lkn cabsi igu jirto taasoo ah adigana inaad ber iga tagto
Farxaan ayaana ugu jawaabay niyadada inaan dhiso walipa qalbigaaga naxariis iyo kalgaceyl aan ku abuuro ayaan diyaar u ahay lkn iska ilow wixii horayy kuu soo marayy sababtoo ah wax walpa waxey ku qurux badan yihiin in la iskaba iloobo adigana wa iga codsi iska iloow nolosha cusub soo dhawee horayna u soco
Gabadhii baa ku tiri wllo waad mahadsan tahay aniga inaan awood u yeesho wixii horana inaan iloobo adigaaa sabab u ahaa in badan xaladan soo maray waan ka meyran doonaa saaxiibtey sidey ugu faraxsan tahay adiga saaxiibkaagaa markan arkay ayaan caradii iyo wixii aan qabay dib u liqay adigana iska iooow wllo
Gabadhii oo hadalkeedii sii wadata ayaa ku tiri aniga magaceyga waa xafso familkeyga ayaan la noolahy waxey ka kooban yihiin aabe, hooyo, 3 wiil, iyo 2 gabdhood aniga ka mid ahay aabe shaqooyin iska yar yar ayuu ka shaqeeyaaa oo nolosheena wey qurux badan tahay aniga ayaa waxbarasho ku jira school ayaana dhigtaa
𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 3𝗮𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗜𝗱𝗺𝗼
𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵𝗶𝗶 𝘂𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗳𝘀𝗼 𝘄𝗲𝘆 𝗶𝘀 𝗳𝗮𝗵𝗺𝗲𝗲𝗻 𝗶𝗻𝗸𝗮𝘀𝘁𝗼𝗼𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗮𝘄𝗮𝗰𝘆𝗼 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗾𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 𝗱𝗮𝗿𝘁𝗲𝗲𝗱 𝗿𝗮𝗴𝗴𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝘂 𝗻𝗮𝗰𝗱𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗹𝗮𝗴𝗮 𝘆𝗮𝗮𝗯𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗳𝘀𝗼 𝗶𝗻 𝘄𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗮𝘆 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗶𝗹𝗼𝗼𝘄𝗱𝗼 𝗳𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹..🤔⁉️

✍️𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗫𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments