HomeENGILSH𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 3𝗮𝗮𝗱

𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 3𝗮𝗮𝗱

May be an image of 2 people and text

Gabadhii axlaam aheyd waxey horay u wadatay waxbarashadii iyadoon ragga iyo wiilasha kale ee ardada ah iyo qof walpoo aan marna damac ula yimaada aysan ka aqbali doonin maalin baa waxaa dhacday in arday ka mid ah kuwa school ay isla dhigtaan lknse aysan isku “Glass” aheyn ayaa xiriir jaceyl u qabay u soo bandhigtay

Blse axlaam wey ka diidayy waxey ku tiri waqti aan jaceyl ku sameeyo ma hayo blse waqti aan waxbarasho ku sameeyo kaliya ayaan haystaa sidaa darteedd magaca jaceylka oo dhan waan nacay, wiilkii wuxuu ku yiri waxaan dareemayaa in qalbigaga dhaawac dareemayo anigaba kula mid baan ahay dhibaato badan soo maray

Wiilkii oo hadalkiisa sii wata baa ku yiri nolosha dhibaatooyin badan ayay leedahay waxaan loo dhibtoon marna laguma dheefsan karo waxaan kugu dhacaya maaha wax dadka kuu geystaan blse waa qadar iyo amar uu illaahey kuu qorayy sidaas ay tahay qof walpa caloosha hooyadiisa markuu illaah abuurayo wax walpa loo qoraa

Axlaam ayaa ku tiri taasi waan ogahay waanna sax blse raga waqtigan joogo lama aamini karo lagumana kalsoonaan karo markii ay ogaadaan inaanka maarmin ayay cidlada nooga tagayaan marka wllo aniga kalsooni mar baan bixiyay lkn markalana wey igu adag tahayy inaan kalsooni qof kale siiyo xanuun kale ma xamili karo

Wiilkii ayaa ugu jawaabay dhibaato malaha wll hadii aad iga diiday xor baad u tahay lkn aniga daacad baan kuu noqon lahaa waxaan ku siini lahaa farxad aadan waligaa intaad noloshaada soo nooleyd aadan horay u soo dareemin taasi aniga ayaa kaa balan qaadi doono iskana iloow nin xun oo ku soo maray horay uga soco

Axlaam waa run raga ma wada xuma dumarka iyagaba waa la mid illaahey markuu abuurayay bini aadamka ragga iyo dumarka kuwa xun iyo kuwa wanagsan labadaba wey isugu jiraan lkn aniga mid baa i xumeeyay illaahey baa mahad iska leh intaanan xiriir la sameyn hadaan aniga ogaaday inuu yahay nin qiyaana badan

Wiilkii ayaa hadalkeedii ka dhex galay wuxuu ku yiri waa sidaad sheegtay ragga iyo dumarkaba ma wada xuma mana wada wanaagsanna mid hadii uu ku xumeeyo mid kale oo ku wanaajiyaa heleysaa waa xaqiiqo anigga wey jireen gabdha horay ii soo xumeeyay oo qqlbigeyga dhaawac xanuun badan u geystay nabsi iga galay

Lkn waxaad ogaataa nolosha iyo waqtiga cidna uma istaagayaan dadkoo dhan hadii aadd diido iyo hadii aad ogolaataba adiga naftaadda uunn ayaa dhibaato galeysaa mooyee cid kale waxba kaamaba galine ogoow sidaa darteedna ninkii adiga shalay ku xumeeyay waqtigaan dareensii inaad ka maarantay oo nolol farxad ku jirto

Axlaam ayaa ku tiri wllo wlh hadalkaaga wuxuu igu reebay saameyn weyn waxaan dareemayaa dhiiri gelin awood badan waadna ku mahadsan tahay intaad niyada ii dhistay mida kale asxaab hadii aan noqono sidee u aragtaa aniga xanuun ayaan mararka qaarkood dareemayaa saaxiibo isku wanagsan hadii aan noqono ii farxad ah

Wiilkii ayaa ugu jawaabay diyaar ayaan u ahay inaan asxaab noqono oo aniga saaxiibtey kaa dhigto wllo aan iska kaa baro magaceyga waa muxudiin kuna magac dheer “𝗝𝗮𝗰𝗲𝗹𝗼𝗼𝘄” family ahaan waxaan ka soo jeedaa qoys noloshooda dabaqada dhexe tahay waxaan ka koobanahay aabe’ hooyo, 4 wiilal, iyo 2 gabdhood nahay

Adigana waxaan filayaa inaad magacaga dhan ii sheegi doonto saaxiibeyy waxaan rajeynayaa magacaaga inuuba noqon doono mid qurxoon inaan ku barto waliba sidaan waqtigaga ii siiso riyo, riyo, bey ila tahay waayo gabadhan dunida ugu jeclaa inaan helay waxaana rajeynaa inaad waqti iyo fursad nolosha ah aad isiin doonto

𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 4𝗮𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗲𝗲𝗯𝗲 𝗶𝗱𝗺𝗼

𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗮𝘅𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗲𝗲 𝗮𝗯𝘂𝘂𝗸𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝘄𝗲𝘆 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗶𝗹𝗼𝗼𝘄𝗱𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱𝗶𝗶 𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗵𝗼𝗿𝗮𝘆 𝘂 𝘀𝗶𝗶 𝘄𝗮𝗱𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗯𝗹𝘀𝗲 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗲𝗲 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝘀𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹𝗸𝗮 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗸𝗻 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗚𝗹𝗮𝘀𝘀-𝗸𝗮 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗺𝘂𝘅𝘂𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿𝗮𝗮 𝗷𝗮𝗰𝗲𝗹𝗼𝗼𝘄 𝗺𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮…………..🤔⁉️

✍️𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗫𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments