HomeENGILSH𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 4𝗮𝗮𝗱

𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 4𝗮𝗮𝗱

May be an image of 2 people and text
Muxudiin wuxuu kaloo ku yiri waxaan rajeynaaa inaan marna ka mid noqon doonin kuwii xumaa ee adiga dhibaatada kuu soo geystay waana ku ilaalin doonaa waxaad tahay walasheyy, marna asxaab, marna saaxiib, intaas iga badan laakiin waxaan rabaa warbixintaada iyo noloshaadaba inaad wax iiga sheegto waan kaa sugayaa
Axlaam waxey ku tiri waa runtaada wll anigaba ma rajeynayo inaad ka mid noqoto kuwii xumaa ee nolosheyda soo maray waxaan filaa inaadan dhaawac iyo dhibaato ii geysan doonin anigaba kulama jecli waayo waan damqanayaa sideena in yar oo dhib ama dhaawac kuugu geysanayaa waligaa haba ku riyoonin midaas wll qaali
Mida kale aan iska kaa baro aniga magaceyga waxaana la dhahaa axlaam oo ku magac dheer “𝗤𝘂𝗻𝘆𝗮𝗿 𝘀𝗼𝗰𝗼𝗱” waxan la noolahay familkeyga nolosheena waa dabaqadda dhexe tiro ahaana waxaan ka koobanahay aabe, hooyo, 3 wiilal iyo 2 gabdhood, waa runtaa adigana waxaad tahay wllkey, mar asxaab, mar saaxiib,
Axlaam waxey kaloo ku tiri marna qofla dadka iigu dhow baad tahay wax badan baan xagaaga ka dareemayaaa waxaa ka mid ah daacadnimo, naxariis, garab istaag, maalmo badana asxaab wada nahay hadana wax i dhibaya maadan igu sameyn xaqiiqadii waxaan u maleynaa ducadii hooyadey inaad tahay farxad weyn ii tahay
Muxudiin wuxuu ku yiri wax walipa inaan aniga kuu noqdo diyaar u ahay waayo dadka dhanba waad iiga duwan tahay wax walpood dareentay waan kuu rumeynayaa mana rabo wax ku dhiba inaan sameeyo dhaawac kuumaba quuri doono madaxa ii saarnaan doontaa waxaana ii farxad inaad adiga wehelkeyga iyo garab ii noqotay
Axlaam erayada muxudiin kula hadlayay si aad ayay ugu faraxsaneyd inkastoo in yar is laheyd beri amuu ku qiyaamaa amuu dan wataa tolow yaa qalbigiisa iiga soo warama ma daacad baa mise dan buu wataa, waxey ku duceysaneysay illaahow haduu daacad ii yahay ha iga fogeynin, lkn haduusan daacad ii aheyn iga fogeey
Muxudiin iyo axlaam bilo markii uu xiriirkoodda socday ayaa maalin iyagoo wada jooga walipa guriga axlaam hortooda ayaa waxaa soo maray ninkii feysal ahaa ee axlaam qiyaanayy markuu isku arkay wuu ka xumaaday, wuu murugooday, feysal oo meel u dhow maraaya markey axlaam aragtay ayay muxudiin gacanta qabsatay
Axlaam intaas waxey rabtay iney ka maseeriso feyaal walipa hab ayay siisay weyna shumisay waxey ku tiri waan ku jeclahay gacaliye anaga dhexdeena cidna ma deeqdo sadexeeye naarta ha galo muxuu naga ag qabanayaa muxudiina inkastuu fahmin sheekada meesha ka socotto hadana wuu la yaabay waxa ay sameyneyso
Muxudiin kama faa’ideysan axlaam inta yar ee feysal kaga maseerineysay lkn wey u sheegtay iney ninkan ka maseerineyso isla markiiba wuu fahmay arintan iney feysal kaga maseerineyso markii uu feysal isagoo gubanaya ayuu gudbay wuxuuna toos u galay gurigiisii axlaam ayaa ku tiri inta yar laabtaada ku jiray farxad dareemay
Ninkii feysal ahaa markii uu qolkiisa horay u sii galay ayuu xanuuno iyo murugooyin dareemay ileen jaceylku waa halis taajir ahoow ama faqiir mar haduu qalbigaaga dago qofkaad jeclaatay heli weyso xaalad midii ugu xumeyd ayaad gali doontaa waayo bini-adaam dareenka uu illaah ku wada abuuray dhamaan waa isku mid
𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗼 𝗾𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 5𝗮𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗘𝗲𝗯𝗲 𝗜𝗱𝗺𝗼
𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗔𝘅𝗹𝗮𝗮𝗺 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗳𝗲𝘆𝘀𝗮𝗹 𝗺𝗶𝘆𝗲𝘆 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝘅𝗻𝗲𝘆𝗱 𝗺𝗶𝘀𝗲 𝘄𝗲𝘆 𝗸𝘂 𝗾𝗮𝗹𝗱𝗮𝗻𝗲𝘆𝗱🤔 𝗺𝘂𝘅𝘂𝗱𝗶𝗶𝗻 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗯𝗲𝘆 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴𝗲𝗲𝗻 𝗮𝘅𝗹𝗮𝗮𝗺 𝘄𝗲𝘆 𝗶𝘀 𝗳𝗮𝗵𝗺𝗲𝗲𝗻 𝗳𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗾𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗵𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗲𝗲 𝗰𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝗶𝗴𝗮 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹…………….🤔⁉️

✍️𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗫𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments