๐—”๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ………….๐Ÿค” ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐˜† ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ถ……………


๐—”๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ………….๐Ÿค”

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐˜† ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ถ……………๐Ÿค”

โ˜˜๏ธ Nafteydaay quustu waa wado burburinaysa riyadaadad iyo hamigaagii dhisatey, walipana Hadafyadaad sameysatey, ayay dhibaatooyin u dambeyn doonaan……………..

โ˜˜๏ธ Burburada iyo isqabsiga u dhaxeeya aniga iyo nafteyda waa waddo lumineysa Halganka duniddeyda , Habeenada Farxadeyda, milicsiga Himilooyinkeyga……………….

๐—”๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ………………๐Ÿค”

โ˜˜๏ธ Habeenada mugdiyada badan u dhaxeeya, dhaawacyada noฤบosheyda waxay Luminayaan Hanaqaadka Nolosheyda, aniga nafteyda, waxa naga dhexeeya runta ugu adag kaasina waa joojinta Quusta dilista riyooyinkeyga iyo qarinta ilmada Qarsoon………………….

โ˜˜๏ธ Jooji aamusnaanta la dagaalan maalmaha adag fikradaha gaarka ah ,halgan si kastooy ahaataba ma jirto cid fahmi doonta aniga iyo nafteyda Quusta badan………………

โ˜˜๏ธ Ma jirto cid fahmi doonta dareenada Qarsoon, Qalbiyada burbursan, Ereyda aan
la fahmin, Malmaha aan la dareemin…………..

โ˜˜๏ธ Ma jirto cid fahmi doontaa xanuunada Garasho la,aanta ah ,su’aalaha aan la fahmin, si kastooy ahaataba aniga iyo nafteyda soo jeedka habbenki maskaxda daalan……………..

โ˜˜๏ธ Nafta Guusha ubaahan waa waxaan la qabsaney dhacdooyinkaasi ANIGA IYO NAFTEYDA is haysiga naga dhaxeeya waxa uuu sameyn ku yeeshay burburinta riyooyinkii iyo Hiigsiigi……………………

โ˜˜๏ธ Si walboo quuusta ula dagaalamay waxay u eekatay inay guuleystey naftii wahsiga iyo niyad jabku ka muuqdey ugu danbeyn waan burburay buuraha dhexdooda tasi oo noo dhaxeysey aniga iyo nafteyda………………

๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐˜‚ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—ต๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ’๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—น๐—ธ๐—ป ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ด…………๐Ÿ™๐Ÿฅน

โœ๏ธ๐—•๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐˜†๐—น๐—ธ๐—ฎ

Nagala Soo Xiriir

contact@xogbaahin.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

DHACDOOYIN
SII AKHRISO..