šš»š¶š“š® š¶šš¼ š»š®š³šš²šš±š®………….š¤
šŖš®š š²š šš¶šæš¶……………š¤
āļø Nafteydaay quustu waa wado burburinaysa riyadaadad iyo hamigaagii dhisatey, walipana Hadafyadaad sameysatey, ayay dhibaatooyin u dambeyn doonaan……………..
āļø Burburada iyo isqabsiga u dhaxeeya aniga iyo nafteyda waa waddo lumineysa Halganka duniddeyda , Habeenada Farxadeyda, milicsiga Himilooyinkeyga……………….
šš»š¶š“š® š¶šš¼ š»š®š³šš²šš±š®………………š¤
āļø Habeenada mugdiyada badan u dhaxeeya, dhaawacyada noÄŗosheyda waxay Luminayaan Hanaqaadka Nolosheyda, aniga nafteyda, waxa naga dhexeeya runta ugu adag kaasina waa joojinta Quusta dilista riyooyinkeyga iyo qarinta ilmada Qarsoon………………….
āļø Jooji aamusnaanta la dagaalan maalmaha adag fikradaha gaarka ah ,halgan si kastooy ahaataba ma jirto cid fahmi doonta aniga iyo nafteyda Quusta badan………………
āļø Ma jirto cid fahmi doonta dareenada Qarsoon, Qalbiyada burbursan, Ereyda aan
la fahmin, Malmaha aan la dareemin…………..
āļø Ma jirto cid fahmi doontaa xanuunada Garasho la,aanta ah ,su’aalaha aan la fahmin, si kastooy ahaataba aniga iyo nafteyda soo jeedka habbenki maskaxda daalan……………..
āļø Nafta Guusha ubaahan waa waxaan la qabsaney dhacdooyinkaasi ANIGA IYO NAFTEYDA is haysiga naga dhaxeeya waxa uuu sameyn ku yeeshay burburinta riyooyinkii iyo Hiigsiigi……………………
āļø Si walboo quuusta ula dagaalamay waxay u eekatay inay guuleystey naftii wahsiga iyo niyad jabku ka muuqdey ugu danbeyn waan burburay buuraha dhexdooda tasi oo noo dhaxeysey aniga iyo nafteyda………………
šš¾šæš¶ššš² š»š¼š¹š¼ššµš® šŗš®šæš®šæ š³š®šæš® šÆš®š±š®š» šš®š®š» šøš®š® šš®š®š»š¶šš®š š¶š»š®š®š±š®š» š±š¶šÆ š š»š¼š¾š¼ššµš¼ šš®šŗš²šš»š¶š» š®š¹šÆš®š®šÆš®š±š® šµš¼šæšš®š®š±š® šøš® š³ššæšŗš®š š²š² š³ššæšš®š±ššµš šøš®š®š“š® šÆššš š®š®š» šøš® š³š®š®’š¶š±š²ššš¼ š¹šøš» š®š¹šÆš®š®šÆšøš®š®š» š š¶šæšŗš®š š®š®š± š±šš¹ š³š®š±šµš¶šš¼ š¶šš®š“š® šš®š“…………šš„¹
āļøšš¼š¾š¼šæšøš® š«š®š¹š¶šš®šµš® šš®š°š²šš¹šøš®


