HomeENGILSH𝗤𝗶𝘀𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 1𝗮𝗮𝗱

𝗤𝗶𝘀𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 : 𝗛𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗳𝗲𝘆𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 1𝗮𝗮𝗱

May be an image of 2 people and text

𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗻𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗼 𝗴𝘂𝗱𝗯𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝗶𝘀𝗹𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗻𝗼𝗼𝗴𝗮 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗲𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵𝗮 𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗱𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗽𝗮𝗴𝗲-𝗸𝗮 𝗮𝘀𝘅𝗮𝗮𝗯 𝗸𝘂 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗲𝘆𝗻𝗮 𝗻𝗼𝗼𝗴𝗮 𝘄𝗮𝗿𝗮𝗻𝘁𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗮𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝘅𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗵𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆……………

𝗤𝗶𝘀𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗻𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝘁𝗮𝘆 :
{ 𝗛𝗔 𝗡𝗔𝗔𝗙𝗘𝗬𝗡 𝗤𝗔𝗟𝗕𝗜 𝗞𝗨 𝗝𝗘𝗖𝗘𝗟🫵♥️ }
𝗪𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗻𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗯𝗶𝗹𝗼𝘄𝗱𝗮𝘆 𝘀𝗶𝗱𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗮 :
Qisadan jaceyl gabadha noo soo gudbisay isla markan nooga warameysay magaceeda waxey noogu sheegtay axlaam famil ahaan waxey ka soo jeedaa qoys noloshooda heerka dhexe ah tira ahaan waxey ka kooban yihiin aabe, hooyo, 6 wiilal, iyo 4 gabdhood, odayga ganacsi ayuu leeyahay baqaar qudaarta lagu soo dajiyo
Gabadhaan axlaam la dhahana waxey dhigataa school gaar ahaan form one waxbarashadeeda ma xuma wey ku fiican tahay dabeecad ahaana waa gabadh dagan aan dagaal badneyd, walipa bashaash ah, kaftan badneyd, asxaabteeddana wey jeclaayeen mida kale dhalinyarta wiilasha ardada la ahaa mid walpa wuu jeclaaday
Blse midkii u soo sheegto wey ka diideysay oo kamaba aqbaleyn mid baa wuxuu ku yiri walal adigu horay miyaa laguu soo dhaawacay mise laguu soo xumeeyay waa adiga jaceylkaba ka sii cararayee axlaam waxey ku tiri mya wali ma sameyn jaceyl mana la igu soo dhaawicin blse sidiisa kale ayaanba necbahay iga daa wllo
Axlaam wey ka sii dhaqaaqdayy ileen gabadha nin aysan dooneynin lama sii joogto ama waqti kuma lumisee maalin baa waxaa dhacday inuu wadada uga hor yimid wiil gaari wata wuxuuna weydiiyay guri hebel ma garaneysaa wiilka guri kale ma weydiin guri ay axlaam deris ahaayeen ayuuba weydiiyay wey u tilmaamtay gurigii
Blse wiilkii wuxuu gabadhii axlaam aheyd ku yiri tilmaamtaas kuma fahmayee adigu horay miyaad ii sii geynee wllo blse axlaam iyadoona wiilkii la yaaban waxey ku tiri inaad i afduubato miyaad dooneysaa qof aanan aqoon u laheyne gaarigiisa ma raacee wllo wadadan sii mar oo dadka sii weydii imikana macsalaamo
Wey ka soo tagtay wiilkii wuu dhaqaaqay wax yar markuu sii socday ayuu dad kale weydiiyay waana loo sheegay ugu dambeyn wiilkii gurigii ayuu tagay maalmo kadib ayuu wiilkii isla halkii gurigooda agtiisa aheyd markale ku arkay runtii gabadhan axlaam la dhaho wiilka dareen jaceyl ayuuba u qaaday wuuna jeclaaday
Iyadoo gurigooda albaabka joogta ayuu u yimid wuu salamay salaantii ayay ka qaadayy wuxuu ku yiri wll ma i xasuusataa mise waan iska kaa xasuusiyaa, axlaam waxey ugu jawaabtay haaa waan ku xasuustaa inankan lahaa amaad adiga i afduubataa sow maaha gaariga watay misana waa qaldanahay ii sheeg midaas wllo
Wiilkii wuxuu ku yiri wllo xusuustaada waa %💯 qatar ayaad tahay haa waa wiilkii gurigan maad dagan tihiin wll haa ayay ku tiri isagana wuxuu ku yiri gurigan abtigey hooyo la dhashayy ayaa dagan anigana ganacsade ayaan ahay waqtiya aan fasax ganacsiga ka soo helo ayaan abtigey u imaadaa ilaa iyo fasaxa waan la joogaa
Wiilkii oo hadalkiisa wata ayaaa ku yiri barasho wanagsan magaceygu waa abuukar waana ku faraxsanahay gabadh sidaan dhan u qurxooon inaan barto waxaana adiga kaa rajeynaa inaad barashadeyda soo dhaweyn doonto adigoonan xumaan ii arkeyn maadaama si wanagsan isku baran doono waana hubaa midaas wllo
Axlaam ayaa ugu jawaabtay ragga marka hore dhuudhuub ayay kugu soo galayaan markii ay xog walpa kaa helaan ama sida familkaaga oo kale ka dhigatana waji kale ayay la soo baxaan kwrn hadii aad beri nin xun igu noqoto oo cidla iiga tagto dartaana nolosheyda oo dhan u naco sow dhibaato weyn iima noqoneyso wllo
𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 2𝗮𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗜𝗱𝗺𝗼
𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘅𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗼 𝘄𝗶𝗶𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗮𝗯𝘂𝘂𝗸𝗮𝗿 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗼 𝗺𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮 𝗺𝗶𝘀𝗲 𝘄𝗲𝘆 𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗮𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗸𝘂 𝗮𝗱𝗸𝗲𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗲𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗶𝗻 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗸𝘂𝗹𝗮 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗳𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗾𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗵𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹…………..🤔⁉️

✍️𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗫𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments