Diintu waxay timi iyadoo dumarka la quudhsado Lana aaso iyagoo nool caadada markay Yeeshaana meel lagu xidho halkaasna sanad ay Ku jirto iyadoo aan maydhan sanadkaan
Waxay Diintu timi iyagoon dhaxalka meelna ka Soo Gelin oo la duudsiiyo saasoo kale waxay Ahaayeen kuwo aan qiimo badan lahayn diinta Islaamka ka hor hasa ahaatee islaamku markii Uu yimi gabadha waxa uu gaadhasiiyey meel
Sare isagoo ka dhigay sida luul la ilaaliya Islamarkaana ka yeelay mid xaquuq leh hooyo Markay tahay way ka fadli badantahay aabaha Saddex jeer markay ayey tahay iyana Hadalkeeda Daa markay habayar tahayna
Rasuulku wuxuu Sheegay inay hooyo oo kale Tahay markay Inanta tahay dhaqaalaha ku Baxaaya aabaha ayuu waajib ku yahay markay Xaas yeelatana ninkeeda ayuu waajib ku yahay Xataa islaamku Waxa uu ilaaliyey dhaqaalihii ku Bixi lahaa.
Dumaroow diintaasaa sharaf idiin yeeshay ee Haku dagmina war gaalo Mulxidiin Iyo Calmaaniyiin Ahiba rabaan inay xaqa idinkaga leexiyaan
FG:-Arimaha gaarkaa gabadhu way qabsan Kartaa sida inay ganacsi samaysato inay arimaha gurigeeda maamusho #Iwm