HomeSHEEKOOYINGoobaha Caafimaadka waxaa jooga Kumannaan Qof oo tamanninaya Caafimaadka aad Haysatid !

Goobaha Caafimaadka waxaa jooga Kumannaan Qof oo tamanninaya Caafimaadka aad Haysatid !

Banaanaha waxaa jiifa dad badan oo tamanninaya guriga iyo Sariirta iyo furaashka aad Haysatid !
Aragga iyo maqalka iyo laxaadka aad haysatid dad badan ayaa tamanninaya oo aan haysanin maanta !
Waqtiga iyo firaaqa aad haysatid waxaa jira dad badan oo tamanninaya in ay dib u helaan firaaqaas !
Qabriyada waxaa ka buuxa kumannaan maydad ah oo tamanninaya nolosha aad maanta haysatid !

Mar kasta Dheh Alxamdulilah oo ka faa’idayso nicmooyinka ku agyaala ee bilaashka ah !

Muxammad Xaashi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments