WARBIXINO
-
Habeen-Dhalad =+ Cawo-Dhalad Godadka Dayaxa Ee Dumarka.
August 4, 2025
Habeen dhalad haddii aad maqashay waa sidan; 365-ta maalin ee sannadka dayaxu habeenka kasta waxa uu fariistaa rug ka duwan middii hore.
Godadka dayaxa waxaa
-
Maqaal Ku Saabsan Dadkaygoow!
August 3, 2025
Saddex waxaynu kadhaxalnay saddex
Dowlad xumida waxaynu kadhaxalnay dulinimo dadeed ee aan dhamaad lahayn.
Faqriga waxaynu kadhaxalnay tuugsi aan xishood
-
Gabar aan guursan ayaa habeen dhan hal qol la seexatay wiil 20 jir ah,!
August 3, 2025
Markuu albaabka furay ayuu yaabay oo yiri:
– Yaa tahay?
Waxay tiri:
– Anigu waxaan imid halkan aniga oo la socday ardayda iskuulka, laakiin way i
-
waa labo midiba kan kale u yahay buur uu ku tiirsado.
August 3, 2025
Qoriga iyo qalinku waa jid bixiyayaasha nolosha, waa marka lagu raadiyo wixii xaqa loo lahaaye. Haddii se ay gacanta u galaan dad aan aqoon waxa dhabta ah
-
Sanadaha Jaamacadda: Meertada Nolosha Ee Dhismaha Maskaxda iyo Mustaqbalka —
August 3, 2025
Sanadaha jaamacadda ma aha kaliya marxalad tacliimeed, balse waa fursad uu qofka ku dhisi karo naftiisa, garaadkiisa, iyo yoolalkiisa nololeed. Waa xilli m
-
Xakameynta nafta”
August 3, 2025
waa karti muhiim ah oo lagama maarmaan u ah guusha nolosha. Waa awoodda lagu xakameynayo naftaada, ficilladaada, iyo dareenkaaga si aad u gaarto yoolal dha
-
“Lacagta ma ahan sida xisaabta loo yaqaan – waa dareen iyo dabeecad dadnimo ku dhisan.”
August 3, 2025
2. “Horumarka dhaqaale waxa uu ka yimaadaa anshax suuban, dulqaad, iyo go’aan qaadasho joogto ah.”
3. “Waa sahlan tahay in la sameeyo qorshe;
-
Lambarka layaabka leh ee culumada la yaabeen waa: 7
August 3, 2025
(Waa xikmad ka timid Ilaahay — Subxaanahu watacaalaa)
1. Albaabada Naarta: 7
2. Badda: 7
3. Maalmaha todobaadka: 7
4. Samooyinka: 7
5. Lak
-
Calaamad Sujuuda ah : Maxeey Wajiga Ragga Oo Kaliya Uga Muuqataa Oo Aysan Uga Muuqaneyn Wajiyada Dumarka : Ogow Sababta.?!!
August 2, 2025
Aayadan hoose ; Waxeey tilmaameysaa ' in Umadda Nabi Muxamed csw , Lagu yaqaano Astaanta , Wajiga kaga taalo Oo ah Salaad badnidooda dartood:
قال ت
-
Qof walba oo guulaysta, waxaa garab taagnaa dad aan muuqan balse wax weyn ka galay guushiisa
July 28, 2025
Qof walba oo guulaysta, waxaa garab taagnaa dad aan muuqan balse wax weyn ka galay guushiisa, Sawirkan waa mid qiiro leh oo xambaarsan xikmad qoto dheer, Wuxuu