HomeWARBIXINOwaa labo midiba kan kale u yahay buur uu ku tiirsado.

waa labo midiba kan kale u yahay buur uu ku tiirsado.

Qoriga iyo qalinku waa jid bixiyayaasha nolosha, waa marka lagu raadiyo wixii xaqa loo lahaaye. Haddii se ay gacanta u galaan dad aan aqoon waxa dhabta ah ee ay tahay in lagu baadi doono, iyaga ayaa dadkaasi iskula jeesta oo unuunka iska gura.

Daanta aynu ku noolnahay ee la yidhaa geeska Africa labadan ayaa xalka sii fogeeyay, sababtuna waa in ay gacanta u galeen cawaan aan calooshooda mooyaane mid kale aqoon.🦋

“Weger iyo ka waaweyn

Tani waa ka waasacan

Hadday ceel Walwaaleed

Ku go’aan wadaamuhu

Waan-waani dhacantee

Wadnahaan farta ku hayaa.”

—Hadraawi

AUN.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments