HomeSHEEKOOYINXifdigii Imaam Bukhaari (رحمه الله):

Xifdigii Imaam Bukhaari (رحمه الله):

🧠 Imaam Bukhaari (رحمه الله) iyo xifdigiisii cajiibka ahaa

Imaaam Bukhaari wuxuu lahaa xifdi dhif ah oo Alle siiyey.

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa la tijibaayiy mar uu yimid ciraaq waxaa lagu imtixaamay magaalada Baqdad iyadoo loo diyaariyay 10 rag ah mid walba 10 xadiis oo si kas kas ah loo qalday si loo ogaado inuu saxi karo hade ogoow waa 100 xadiis oo qaldan. Markii loo akhriyay ayuu mid mid u saxay isagoo dhahaya “Adiga waxaad tiraahday… laakiin sax waxaa ah…” ilaa uu dhammaan saxay.

Dadkii oo yaaban bay yiraahdeen: “Qofkaan oo kale qof la mid ah waligeen ma arag!”

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments