
Farxaan ayaa ninkii ku yiri adiga meel aad noog timaaday ma garanaayo marka xigta gabadhan aniga ayuu xiriir igala dhaxeeyaa adigu hadaad lacag leedahay wllo gabadh lacag doonayo wey jiraan aad lkn gabadhan waa lamaanteyda taas iney kuu sheegto xiriirna leedahay ayaa fiicneyd lkn ma dhicin jawaabteeda halkan u joogaa
Wiilkii kale ayaa hadlay oo ku yiri ma ii sheegi kartaa sababtee ayay adiga kuugu sheegeysaa iney xiriir leedahay asigoo faqiir ah maxey kaa daba dooneysaa iyadoo lacag u jeedo halkaan haku lugo’ine isaga tag ku dhihi lahaa waqtiba ha isaga lumin xiriirkaga qiima malahan waayo midkeyga kaa qiima badan ee halkan ka tag
Farxaan baa ugu jawaabay sxp aniga jaceylkan waan kaaga horeeyay adigu gadaal ka gaar baa tahay sidaaa darteedna jawaabta gabadhan iyo doorashadeeda ayaan ka sugeynaa mida kale hadii ay adiga ku doorato aniga dhexdiina waan ka baxayaa blse hadii ay aniga i doorato adiga dhexdeena waan ka baxayaa taas ogoow
Ninkii ayaa ku yiri waan ogolahay haday adiga ku doorato aniga dhexdiina waan ka baxayaa idinma sii dhibi doono blse sida aad adigaba sheegeyso hadii ay aniga i doorato dhexdiina waan ka baxayaa taas waa igu balan farxaan markuu arkay balantaas inuu ka qaaday ayuu ku yiri anigana sidaas oo kale kaaga qaaday
Xafso waxey la yaabtay hadalada ninka uu kula hadlayay farxaan dabadeed waxey ku tiri walal aniga waxaan dooran lahaaa jaceylkaan waayo lacagtu wey dhamaantaa, waana la helaa taas darteed anigu lacagtaada makugu dooran karo waxaan raacayaa ninka sida dhabta ii jecel oo farxada dhanba hadiyad iiga dhigaya
Farxaan marku gacalisadiisii xafso jawaabtiisa ka dhageystay ayuu ninkii ku yiri saaxiib waad maqashaa jawaabta ay gacalisadeyda ku siisay sidaa darteed balantii waa inaad oofisaa waaa inaad dhexdeena ka baxdaa gabadhan hanti iyo lacag ma rabto adigana waaa inaad mid lacag kugu jeclaaneysa doorataa taas kugu ogahay
Ninkii wuxuu ku kawaabay hadii ay saas tahayy aniga mid kalan iska aadayaa maalintu ha idiin wacnaato halkii buu uga soo tagay ninkii sidaa darteeda farxaan ayaa xafso ku yiri qalbigaaga waa iga saari laheyd miyaa alla sidaan u naxay markii aan ninkan kugu arkayy waxaan dhahay manta kuu dhamaan oo weyn doontaa cml
Xafso ayaa ugu jawaabtay ninkan anigoo iska leersanaya ayuu ii yimid arimo jaceyl ayuuna ii sheegtay anigana waanba ka diidayy intuu igu qancinayay adigaa ii yimid sidaa darteed adiga sababtaan kuu doortay ayaaba aheyd inaan si dhab kuu jeclaaday waligey kuu jeclaan doono sidaas darteeda ayaan kuu doortay
Farxaan ayaa ugu jawaabay gacaliso waan kaa filaayay inaad i dooran doonto waayo jaceylkan kuu qabo ayaanba xisaab laheyn qalbigeygaba wuxuu ii sheegay inaad aniga i dooran doontaa waadna i dooratay aad baan ugu faraxsanahay waxaan rajeynayaa inaad sidaan waligaa aniga ii dooran doonto waana xaqiiqo jirto
𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 5𝗮𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗜𝗱𝗺𝗼
𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵𝗮𝗻 𝘅𝗮𝗳𝘀𝗼 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘂 𝘂𝗴𝗮 𝗵𝗮𝗿𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗿𝘄𝗮𝗹𝗽𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗮𝗵 𝗹𝗮𝗰𝗮𝗴 𝗺𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮 𝗾𝗼𝘆𝘀 𝗮𝗺𝗮 𝗺𝘂𝘀𝘁𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗿𝘁𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘆𝗮 𝗮𝗱𝗶𝗴𝘂 𝗳𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹……



